Ernesto Valverde oo sheegay in Messi la,aan Barcelona ay u tahay Loolan

0
Wednesday October 24, 2018 - 11:47:19 in Wararka by
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ernesto Valverde oo sheegay in Messi la,aan Barcelona ay u tahay Loolan

    Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegay in lionel messi la,aan ay u tahay tartan kooxda kubadda cagta ee Barcelona. Kabtanka Barcelona Lionel Andreas Messi ayaa dhaawac dhanka gacanta ah ay kasoo gaartay kulankii ay kooxdiisu waja

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Macalinka kooxda Barcelona Ernesto Valverde ayaa sheegay in lionel messi la,aan ay u tahay tartan kooxda kubadda cagta ee Barcelona. Kabtanka Barcelona Lionel Andreas Messi ayaa dhaawac dhanka gacanta ah ay kasoo gaartay kulankii ay kooxdiisu wajahday naadiga Sevilla.


Sikastaba maamulaha Barcelona Valverde ayaa sheegay in messi muhiim uu ahaa falsafada kooxdiisa inkastoo uu haatan dhaawacan yahay.

” Xaqiiqatan saameeyn ayeey noo tahay dhaawaca Messi, loolan ayeey noo tahay anaga waa inaan hore u soconaa.”

” Waan u xiisi doonaa isaga, waana dhiira galineeynaa laakiin waa inaan ugu xiisnaa guul,” ayuu ku sheegay shirkiisa jaraa,id ee ka horeeya kulanka Inter Milan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip