Real Madrid oo bisha January soo qaadanaysa Ibrahimovic

0
Monday October 22, 2018 - 20:48:13 in Wararka by
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid oo bisha January soo qaadanaysa Ibrahimovic

    Kooxda ku ciyaarta Santiago Bernabeu ayaa kulamadii ugu danbeeyay ee ay ka ciyaartay La Liga iyo Champions League aan gaarin wax guul ah. Halka quburada kubadda cagta ay inta badan u aanaynayaan kooxda oo aan haysan gool dhaliye halis ah kaas oo k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda ku ciyaarta Santiago Bernabeu ayaa kulamadii ugu danbeeyay ee ay ka ciyaartay La Liga iyo Champions League aan gaarin wax guul ah. Halka quburada kubadda cagta ay inta badan u aanaynayaan kooxda oo aan haysan gool dhaliye halis ah kaas oo kulan walba shabaqa gaari kara.

Zalatan oo kasoo ciyaaray 4-kamid ah shanta horyaal ee loogu daawasho qaaradda yurub ayaa waqtigan ku sugan kooxda ka ciyaarta MLS-ka maraykanka ee La Galaxy.

Sida laga soo xiganayo Cadena Cope Real Madrid ayaa isha ku haysa in ay bisha January soo qaadato Zlatan Ibrahimovic, markaas oo uu ku egyahay qandaraaskiisa La Galaxy.

Kooxda caasimadda ayayna suurta gal tahay in ay hesho xidigan horay ugu soo ciyaaray kooxda ay Spain ku xifaaltamaan ee Barcelona, maadaama aysan uga bixi doonin wax lacag ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip