Emre Can oo ku seegi doono Dhaawac Kulanka Manchester united

0
Monday October 22, 2018 - 10:52:32 in Wararka by
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Emre Can oo ku seegi doono Dhaawac Kulanka Manchester united

    Kubadd abuuraha kooxda Juventus Emre Can ayaa dhaawac ku maqnaan doona kulanka weyn ee kooxdiisa ay wajaheeyso Manchester United. Laacibkan ayaan ciyaari kulankii barbaraha ku dhamaaday ee kooxdiisa ay la ciyaartay naadiga Genoa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kubadd abuuraha kooxda Juventus Emre Can ayaa dhaawac ku maqnaan doona kulanka weyn ee kooxdiisa ay wajaheeyso Manchester United. Laacibkan ayaan ciyaari kulankii barbaraha ku dhamaaday ee kooxdiisa ay la ciyaartay naadiga Genoa.

Can ayaa dhaawacmay daqiiqadii 57aad kulankii dhexmaray xulalka Germany iyo Holland markaasi oo ay qasaaro 3 gool iyo 0 ay kala kulmeen xulka Oranges.

Sikastaba Website-ka rasmiga ah ee kooxda Bianconeri ayaa lagu daabacay in ciyaaryahan Emre Can uu mari doono tijaabo caafimaad oo qalabeeysan waxaana uu sidoo kale mari doonaa qaliin.

Inta badan majaladaha reer talyaani ayaa qoreen in xiddigan 80% uu dhaawac ku seegi doono kulanka ka dhici doona garoonka Old Trafford.

Haddii Emre Can uu maro qaliin waxaa macquul ah in uusan heerka groupka uusan ku wajihin Manchester United labada is arag iyo sidoo kale kulanka Empoli.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip