Goorma Ayay Real Madrid Cayrinaysaa Julen Lopetegui.?

0
Monday October 22, 2018 - 00:00:11 in Wararka by
  • Visits: 638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goorma Ayay Real Madrid Cayrinaysaa Julen Lopetegui.?

    Kooxda kubadda Real Madrid oo dhex dabaalanaysa xaalad walaac ah ayaa kulamadii u danbeeyay ee ay ka ciyaarta La Liga iyo Champions League aan gaarin wax guulo ah. Kooxda Bernabeu ayaa guul darradii ugu danbaysay kala kulantay kooxda Levante oo 2-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda Real Madrid oo dhex dabaalanaysa xaalad walaac ah ayaa kulamadii u danbeeyay ee ay ka ciyaarta La Liga iyo Champions League aan gaarin wax guulo ah. Kooxda Bernabeu ayaa guul darradii ugu danbaysay kala kulantay kooxda Levante oo 2-1 kaga adkaatay kulan katirsanaa horyaalka La Liga.

Si kastaba ha ahaatee, hilinka Bein Sports ayaa baahiyay in Real Madrid ay shaqada ka eryi doonto tababaraheeda Julen Lopetegui habeennimada caaawa ama barri oo isniin ah.

Madrid ayaana haddii ay cayriso tababarahan reer Spain laga yaabaa in ay shaqadan u magacaawdo tababarihii hore ee Chelsea Antonio Conte kaas oo shaqa la’aan ahaa tan iyo markii laga eryay Chelsea.

Real Madrid ayaa dhibaatooyinkan ay dhex maquuranayso loo aanayanayaa kadiv markii ay lumiyeen Cristiano Ronaldo iyo Zinadine Zidane.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip