Jamal khashogji: Shan arin aan ku soo koobo!!!
1- wariye waa hadal badan yahay ee intaan Ka maqlay isaga oo Ku doodaya waxaa iila fiicneyd mar uu lahaa( Ninkii Qudus Ka tanasula, Xarameynkana waa Ka tanasula).
2- Sucuudiga Dad waa lagu dili jiray, sidaana loogama qeylin jirin, Markaan Cimaamadii Siyaasadeed hoosteeda wax laga arkay.
3-Annagu waxaan taageernay Mowqifka Sucuudiga, intii kiisku socday, waxaan Xubin Ka noqonay Ururka Xuquuqul Insaanka Caalamka, Hadda Falkaan Ururku waa Cambaareynayaa, Annaguna dhinaceena waa in aan wax Ka cambaareynta ka Xubin ahaan.
4- Dhinaca Bulshada, Nin Marookaan ah ayaa Safaarada Sucuudiga Visa Cimro Ka doontay. Waxaa lagu yiri: Gudaha soo gal, waxa uu yiri: Maya, Passporka qaada markaad Ku soo dhufataan Visaha, banaanka iigu soo tuura.
5- Annaga wariyaasha kale maxaa nagu mashquuliyay, kuweena la silciyo Xaqooda Maan Ka hadalno.
Qore: Yahya Amir
Jamal khashogji: Shan arin aan ku soo koobo!!!
1- wariye waa hadal badan yahay ee intaan Ka maqlay isaga oo Ku doodaya waxaa iila fiicneyd mar uu lahaa( Ninkii Qudus Ka tanasula, Xarameynkana waa Ka tanasula). 2- Sucuudiga Dad waa lagu dili jiray, sidaana loogama qeylin jirin, Markaan Cimaamadii