Dowladda Sacuudiga Oo Xilkii Ka Qaaday Ku-Xigeenkii Madaxda Sirdoonka Iyo Saraakiil Kale

0
Saturday October 20, 2018 - 20:31:24 in Wararka by
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Sacuudiga Oo Xilkii Ka Qaaday Ku-Xigeenkii Madaxda Sirdoonka Iyo Saraakiil Kale

    Waaberigii hore ee maanta oo Sabti ah waxay Dowladda Sacuudiga shaqada ka cayriyeen 5 Sarkaal oo ay ka mid yihiin Ku-xigeenkii Madaxda Sirdoonka dalkaasi, Sarreeye Gaas Axmed Al-assiri iyo Sacad Al-qaxtaani oo ahaa La-taliyihii Dhaxal-sugaha Sacuudig

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaberigii hore ee maanta oo Sabti ah waxay Dowladda Sacuudiga shaqada ka cayriyeen 5 Sarkaal oo ay ka mid yihiin Ku-xigeenkii Madaxda Sirdoonka dalkaasi, Sarreeye Gaas Axmed Al-assiri iyo Sacad Al-qaxtaani oo ahaa La-taliyihii Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan (MBS).

 
Wargeyska the Washington Post ayaa maanta qoray inay Dowladda Sacuudiga shaqada ka cayrisay 5 Sarkaal, halka 18-kalena loo xiray kiiskaasi, lana soo hor taagi doono Sharciga.

Dowladda Sacuudiga waxay kaloo qiratay mas’uuliyadda dilka AUN Jamaal Khashoggi, oo ay tilmaamtay in lagu dilay gacan-ka-hadal intii uu socday baaritaankii bishan 2-dii ka dhacay dhismaha Qunsulliyada Sacuudiga ee magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip