Juventus iyo Napoli oo wada Doonaya ciyaaryahan James Rodriguez

0
Friday October 19, 2018 - 10:36:56 in Wararka by
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus iyo Napoli oo wada Doonaya ciyaaryahan James Rodriguez

    Kooxaha Juventus iyo Napoli ayaa soo bandhigay xiisaha ay u qabaan laacibka kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich James Rodriguez. Sida ay daabacday majalada reer talyaani ee TuttoSport labadan kooxood ayaa diyaar u ah in ay ku dagaalamaan adeega la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxaha Juventus iyo Napoli ayaa soo bandhigay xiisaha ay u qabaan laacibka kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich James Rodriguez. Sida ay daabacday majalada reer talyaani ee TuttoSport labadan kooxood ayaa diyaar u ah in ay ku dagaalamaan adeega laacibkan marka lagaaro suuqa jiilaalka.

Macalinka hogaamiya kooxda Napoli Carlo Ancelotti ayaa taageero weyn u ah xiddigan waxaana uu doonayaa inuu keeno garoonka San paulo.

Dhanka kale kooxda Juventus ayaa xiriir wanaagsan la leh wakiilka ciyaaryahan James Rodriguez ninka lagu magacaabo Jorge Mendes.

Laacibkan reer Colombia ayaa goorhore usoo ciyaaray kooxaha Porto ,As Monaco iyo Real Madrid waxaana uu doonayaa inuu kooxdiisa ka dhaqaaqo marka uu dhamaado fasal ciyaareedkan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip