Malcon oo laga doonayo horyaalka Talyaaniga

0
Wednesday October 17, 2018 - 18:51:15 in Wararka by
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Malcon oo laga doonayo horyaalka Talyaaniga

    Malcom ayaa Barcelona kusoo biiray suuqii kala iibsiga e xagaaga isaga oo mar ku dhawaaday in kubiiro kooxda kadhisan caasimadda talyaaniga ee Roma. 21-jirkan ayaana larajaynayay in uu wax badan kusoo kordhin doono weerarka kooxda kubadda cagta Barc

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Malcom ayaa Barcelona kusoo biiray suuqii kala iibsiga e xagaaga isaga oo mar ku dhawaaday in kubiiro kooxda kadhisan caasimadda talyaaniga ee Roma. 21-jirkan ayaana larajaynayay in uu wax badan kusoo kordhin doono weerarka kooxda kubadda cagta Barca, weeraryahanka reer Brazil ayaa kaliya 25-daqiiqo ka ciyaaray dhammaan tartamada.

Sida ay warisay Mundo Deportivo Inter Milan ayaan wali ka quusan xidigan iyada oo doonaysa in ay xidigan ka gudbiso dalab laga yaabo in uu noqdo mid joogto ah ama mid amaah oo uu ku imaanyo Serie A.

Nerazzurri ayaa isku dayday in ay xidigan lasoo saxiixato suuqii xagaaga, madaama uu tababare Luciano Spalletti si aad ah ula dhacsanyahay qaab ciyaareedka xidigan.

Inter Milan ayaana xidigan ay kaga horreeyeen kooxaha Roma Iyo Barcelona kuwaas oo diyaar la’ahaa lacagta lagu heli karay, taas oo keentay in uu ugu danbayn  uu ku biiro Barcelona.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip