Mashaakilka abaarahaa ka badan midka colaadaha Afghanistan
Abaar daran oo ku dhufatay dalka Afghanistan ayaa keenaysa masiibo banii'aadannimo, taas oo sababtay in dadka ay abaaruhu barakiciyeen sannadkan ay ka bataan kuwa guryahooda uga firxaday dagaallada dhexmaraya dawladda iyo Taliban, sida uu ku soo
Abaar daran oo ku dhufatay dalka Afghanistan ayaa keenaysa masiibo banii'aadannimo, taas oo sababtay in dadka ay abaaruhu barakiciyeen sannadkan ay ka bataan kuwa guryahooda uga firxaday dagaallada dhexmaraya dawladda iyo Taliban, sida uu ku soo warramayo wariyaha BBC-da Secunder Kermani oo ku sugan magaalada Herat.