Thierry Henry oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda AS Monaco

0
Saturday October 13, 2018 - 23:50:03 in Wararka by
  • Visits: 620
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Thierry Henry oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda AS Monaco

    Kooxda kubadda cagta AS Monaco ee ka ciyaarta horyaalka Ligue 1-ka dalka France ayaa si rasmi ah tababaraheeda cusub ugu magacawday xidigii hore ee Arsenal iyo Barcelona Thierry Henry. Henry aya kooxda Monaco usoo ciyaaray waqtigis dhallinyaranimada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta AS Monaco ee ka ciyaarta horyaalka Ligue 1-ka dalka France ayaa si rasmi ah tababaraheeda cusub ugu magacawday xidigii hore ee Arsenal iyo Barcelona Thierry Henry. Henry aya kooxda Monaco usoo ciyaaray waqtigis dhallinyaranimada kahor inta uusan sannadii 2001 kubiirin kooxda uu tayadiisa ciyaareed kusoo bandhigay ee Arsenal.

Henry ayaa u ahaa tababaraha xulka Belgium Roberto Martinez markaas oo xulka Red Devils ay gaareen Semi Finalka koobkii adduunka ee lagu soo idleeyay dal qaboobaha Russia.

Si kastaba ha ahaatee, sida lagu baahiyaya bogga rasmiga ah ee AS Monaco kooxda reer France ayaa macallinkeeda cusub u magacaawday Thierry Henry kaas oo qalinka ku duugay heshiis uu kooxda kusii joogayo tan iyo sannadda 2021.

Hennry ayaa baddali doono tababare Leonardo Jardim kaas oo shaqada oo kooxda Monaco laga eryay asbuucii lasoo dhaafay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip