14-ka Oktobar: Waa Mudan tahay in loo sameeyo Taallo Murugo oo lagu xasuusto.

0
Saturday October 13, 2018 - 20:52:44 in Wararka by
  • Visits: 857
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    14-ka Oktobar: Waa Mudan tahay in loo sameeyo Taallo Murugo oo lagu xasuusto.

    Dadkii maalintaa Ku dhintay intii aan is naqiin iyo intii aanan is aqooninba ALLA ha u naxariisto, Aamiin. Horay waxaan u soo aragnay Taallo la leeyahay waa mid gobanimo ama Geesi, maantana waa taalo Murugo lagu xasuusto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadkii maalintaa Ku dhintay intii aan is naqiin iyo intii aanan is aqooninba ALLA ha u naxariisto, Aamiin. Horay waxaan u soo aragnay Taallo la leeyahay waa mid gobanimo ama Geesi, maantana waa taalo Murugo lagu xasuusto

Waxaa wanaagsaneeyd maanta oo kale in ey muuqato Horuumar laga Sameeyay Dhinaca Nabadgalyada si tii oo kale eynan u soo noqon, Casharna laga dhigto.

Haddii taasi eyna dhicin waxaa dhici karta in Taalada lafteeda Taala kale loo sii dhiso.

Waxaa haboon in aan Agoonta min $1 u aruurino oo wax barashadooda oo kaliya loogu talagalay, si mustaqbalka qooysku u helo Qof wax u bartay, ama dowladu ey kafaala qaado wax barashadooda, Biil hal mar ah wax ma tarayo.

Intii dhimatay ALLA ha u naxariisto. Aamiin

Qore: Yahya Amir




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip