Antonio Cassano oo Fariin u Diray Kooxda Ac Milan

0
Wednesday October 10, 2018 - 07:42:35 in Wararka by
  • Visits: 563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Antonio Cassano oo Fariin u Diray Kooxda Ac Milan

    Halyeeyga Xulka Talyaaniga Antonio Cassano ayaa fariin u diray maamulka kooxda kubadda cagta ee Inter Milan. Cassano ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxo badan oo ka dhisan horyaalka wadanka talyaaniga oo ay kamid tahay naadiga inter Milan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halyeeyga Xulka Talyaaniga Antonio Cassano ayaa fariin u diray maamulka kooxda kubadda cagta ee Inter Milan. Cassano ayaa hore ugu soo ciyaaray kooxo badan oo ka dhisan horyaalka wadanka talyaaniga oo ay kamid tahay naadiga inter Milan.

Antonio ayaa ka hadlay sheekooyinka Zlatan ibrahimovic la xiriirinaya kooxda kubadda cagta ee Ac Milan.

” Haddii aan macalin u ahaan lahaa Kooxda Ac Milan waan keeni lahaa Zlatan,” ayuu u sheegay Sports Mediaset.

Sidoo kale Antonio Cassano ayaa yiri ,” haddii ay macquul tahay , waan hubaa Gattuso inuu keeni doona Rosenneri Ciyaaryahan Zlatan.”

Antonio Cassano ayaa sidoo kale ka hadlay ciyaaryahan Gonzalo Higuain kaasi oo weerarka ugu ciyaara Naadiga Milan waxaana uu sheegay inuu yahay laacibka wanaagsan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip