Dhanka kale kubad abuuraha Manchester United Paul pogba iyo superstarka kooxda paris saint germain Neymar jr ayaa kamid ah liiskan.
1- Lionel Messi Barcelona/Argentina
2- Luka Modric Real Madrid/Croatial
3- Neymar Paris saint germain/Brasil
4- Jan Oblak Atletico Madrid
5- Paul Pogba Manchester United/France
Lionel Messi oo ka mid ah Shanta ciyaaryahan ee ugu dambeesay ee lagu dhawaaqay
France Football ayaa shaacisay liiska shan ciyaaryahan oo kale kuwaasi oo ku biiraya 20 ciyaaryahan oo goorhore lasoo saaray. Kabtanka Kooxda Barcelona iyo Xulka Argentina Lionel Andreas Messi ayaa hogaaminaya shantan ciyaaryahan.