Mauro Icardi oo Kaftan ku Weeraray Rafinha Alcantara

0
Friday October 05, 2018 - 17:28:44 in Wararka by
  • Visits: 595
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mauro Icardi oo Kaftan ku Weeraray Rafinha Alcantara

    Kabtanka Kooxda Inter Milan Mauro icardi ayaa kaftan ku weeraray Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Rafinha Alcantara. Rafinha Alcantara ayaa amaah waqti dheer ah kusoo qaatay kooxda reer talyaani ee Inter Milan waxaana halkaasi ay si fiican isugu soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kabtanka Kooxda Inter Milan Mauro icardi ayaa kaftan ku weeraray Ciyaaryahanka kooxda Barcelona Rafinha Alcantara. Rafinha Alcantara ayaa amaah waqti dheer ah kusoo qaatay kooxda reer talyaani ee Inter Milan waxaana halkaasi ay si fiican isugu soo barteen saaxiibo Cusub.

Shaqsiyaadka sida weyn usoo dhaweeyay Rafinha Alcantara waqtigiisii inter Milan waxaa kamid ahaa kabtanka Nera Azzuri Mauro icardi.

Sikastaba Rafinha ayaa soo dhigay Bartiisa Instagramka sawir uu xiran yahay Suit balse Mauro icardi oo ah nin dhibaato badan ayaa u qoray Rafinha wali ma,aadan baran Sida loo Xirto garabaatiga.

Kabtan Icardi ayaa ka saaciday kooxdiisa Inter milan guul muhiim ah labadii kulan ee ugu dambeesay Koobka Horyaalada qaarada yurub.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip