Arsenal oo baddalka Aaron Ramsey ka heshay Napoli

0
Tuesday October 02, 2018 - 21:23:19 in Wararka by
  • Visits: 585
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal oo baddalka Aaron Ramsey ka heshay Napoli

    Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha talyaaniga kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa suuqa kabaadi goobaysa xidig ay baddal uga dhigto Ramsey. Ramsey oo uu qandaraaskiisu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan ayaa waxaa saxiixiisa saf dhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha talyaaniga kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa suuqa kabaadi goobaysa xidig ay baddal uga dhigto Ramsey. Ramsey oo uu qandaraaskiisu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan ayaa waxaa saxiixiisa saf dheer ugu jira kooxo badan oo reer yurub ah.

Gunners ayaana lagu soo warramayaa in ay doonayso in ay xidigan iska iibiso kahor inta uusan xagaaga danbe kooxda uga dhaqaaqin beeca xorta ah.

Yeelkee, Sport Mediaset ayaa baahisay in Arsenal ay doonayso saxiixa xidiga qadka dhexe kaga ciyaara Napoli ee Piotr Zielinski, si ay baddal uga dhigto Aaron Ramsey kaas oo kasii baxaya gacmaha Gunners.

Gool.net ayaa horay u daabacday in xidigan heerka caalami ee reer Poland uu habeennimada arbacada kulan laqaad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip