Juventus oo ku dhawaaqday ciyaaryahanada ay ku wajaheyso kooxda Young Boys
Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa isku diyaarineysa kulanka ay wajahayaan kooxda reer Switzerland ee young boys.
Cristiano Ronaldo ayaa ka maqan liiskan maadaama uu kaar casaan ah uu qaatay kulankii ay kooxdiisu wajahday naadiga reer Spanish ee Valencia
.Sikastaba Macalin Masimiliano Allegri ayaa ku dhawaaqay saf adag isagoo liiskiisa kusoo daray khedira kaasi oo shaki weyn la galinaayey.
Kulankii ugu dambeeyay Bianconeri ayaa kasoo adkaatay kooxda ay ku xifaaltamaan Horyaalka Seri A ee Napoli.
Liiska Juventus ee wajahaya Young Boys: Szczesny, Chiellini, Benatia, Pjanic, Khedira, Dybala, Alex Sandro, Matuidi, Barzagli, Cuadrado, Mandzukic, Kean, Bonucci, Cancelo, Pinsolgio, Perin, Emre Can, Rugani, Bentancur, Bernardeschi.
Juventus oo ku dhawaaqday ciyaaryahanada ay ku wajaheyso kooxda Young Boys
Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa isku diyaarineysa kulanka ay wajahayaan kooxda reer Switzerland ee young boys. Cristiano Ronaldo ayaa ka maqan liiskan maadaama uu kaar casaan ah uu qaatay kulankii ay kooxdiisu wajahday naadiga reer Spanish ee