Inter Milan oo soo nooleysay xiisaha ciyaaryahan Mousa Dembele

0
Tuesday October 02, 2018 - 11:48:25 in Wararka by
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inter Milan oo soo nooleysay xiisaha ciyaaryahan Mousa Dembele

    Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa soo nooleesay Xiisaha ay u qabto kubadd abuuraha naadiga Tottenham Mousa Dembele. Tababare Luciano Spelleti ayaa taageero weyn u ah hanaanka uu ciyaaro laacibkan reer Belguim waxaana uu doonayaa inuu keeno

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa soo nooleesay Xiisaha ay u qabto kubadd abuuraha naadiga Tottenham Mousa Dembele. Tababare Luciano Spelleti ayaa taageero weyn u ah hanaanka uu ciyaaro laacibkan reer Belguim waxaana uu doonayaa inuu keeno horyaalka talyaaniga. Mousa Dembele qandaraaska uu kula jiro kooxda Spurs waxaa uu dhacayaa marka lagaaro xagaaga soo aadan ama Bisha june sanadka soo socda. Sidoo kale laacibkan waxaa doonaya adeegiisa qaar kamid ah kooxaha ka ciyaara Horyaalka Chinese Super league. Laacibkan ayaa hormar cajiib ah ka sameenaya horyaalka English premier league tan iyo 2012 markii uu kusoo biiray kooxdiisa. Mousa ayaa 245 kulan u ciyaaray kooxda Totenham tartamada oo dhan isagoo u dhaliyay 10 goal halka uu caawiyey 12 gool oo kale. Marka la eego bandhiga Xulkiisa Belgium waxa uu qarankiisa matalay 82 kulan isagoo u dhaliyay kaliya 5 gool.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip