Daawo :Barnaamij Lagu Wareysanayo Lamaanihii Guurkooda Loo Dilay Axmed Dowlo

0
Wednesday September 26, 2018 - 10:52:15 in Wararka by
  • Visits: 2346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo :Barnaamij Lagu Wareysanayo Lamaanihii Guurkooda Loo Dilay Axmed Dowlo

    Barnaamijkan oo uu qabtay Dalsan TV ayaa waxaa sitoos ah loo wareysanayaa lamaanihii la isku diiday,isla markaana sababtay in la dilo lana gubo Wiilka Adeerkiis oo lagu Magacaabi jiray Axmed Muqtaar Saalax Axmed Dowlo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkan oo uu qabtay Dalsan TV ayaa waxaa sitoos ah loo wareysanayaa lamaanihii la isku diiday,isla markaana sababtay in la dilo lana gubo Wiilka Adeerkiis oo lagu Magacaabi jiray Axmed Muqtaar Saalax Axmed Dowlo.

 
Lamanaahan ayaa lagu kala magacaabo Maxamed C/raxmaan iyo Ruqiyo C/llaahi Maxamed.
XIGASHORADIODALSAN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip