Sawirro:-Yaa Ku Guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir?
Waxaa Goordhow soo geba gabowday Ciyaarta kama dambeysta aheyd ee tartanka Kubadda Cagta degmooyinka Gobolkan Banaadir oo Sanadkaan ay isku-soo hareen degmooyinka Shibis iyo Waaberi.
Ciyaartaan oo Sanadki labaad xilli habeen ah la qabanayey ayaa waxaa ku guuleystay in sanadkii labaad Xulka degmada Waaberi ee Gobolkaan Banaadir oo -0 ugaga badisay xulka degmada Shibis.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha,dadweyne ka kala yimid degmooyinka Gobolkan Banaadir iyo mas'uuliyiin kale ayaa Ciyaarta goobjoog ka ahaa.
Xulka degmada Waaberi ayaa waxaa halkaasi lagu guddoonsiiyey abaal marino qaali ah,iyada oo uu koobka guddoonsiiyey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Sawirro:-Yaa Ku Guuleystey Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir?
Waxaa Goordhow soo geba gabowday Ciyaarta kama dambeysta aheyd ee tartanka Kubadda Cagta degmooyinka Gobolkan Banaadir oo Sanadkaan ay isku-soo hareen degmooyinka Shibis iyo Waaberi. Ciyaartaan oo Sanadki labaad xilli habeen ah la qabanayey ayaa wax