West Ham oo Liverpool u fudaysay in ay kali ku noqoto hoggaanka Premier League

0
Sunday September 23, 2018 - 23:30:39 in Wararka by
  • Visits: 642
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    West Ham oo Liverpool u fudaysay in ay kali ku noqoto hoggaanka Premier League

    Ciyaartan oo qaybteedi hore kusoo idlaatay 0-0 goolal la'aan ah ayaa markii la isku soo laabtay aysan wax badani kusoo kordhin. Chelsea ayaana weerar cir iyo dhul ah ku qaadday shabaqa uu waardiyaha ka ahaa Lukas Fabianski kaas oo kubado gool

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaartan oo qaybteedi hore kusoo idlaatay 0-0 goolal la'aan ah ayaa markii la isku soo laabtay aysan wax badani kusoo kordhin. Chelsea ayaana weerar cir iyo dhul ah ku qaadday shabaqa uu waardiyaha ka ahaa Lukas Fabianski kaas oo kubado gool noqon karay ka beeniyay xidigaha Blues.

Dhanka West Ham xidigooda dhawaan galka ah ee Yermolenko ayaa ka qasaariyay fursad dahabi ah oo uu kooxdiisa hogaanka kusiin karay.

Ciyaarta ayaana waqtigii loogu talagalay kusoo idlaatay 0-0 goolal la’aan ah oo aysan kooxna shabaqa gaarin.

Tan ayana kadhigan in kooxda tababare Sarri ay ka hari doonto Liverpool oo ay hogaanka isku haysteen maadama ay lumiyeen oo muhiim ah.

Chelsea ayaana asbuuca soo aaddan wajihi doonta Liverpool kulankaas oo ay doonayaaan in ay Blues kusoo guddo labada dhibic oo ay galabta iska lumiyeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip