Premier League:Safafka Rasmiga Ee Kulanka West Ham United vs Chelsea

0
Sunday September 23, 2018 - 23:21:18 in Wararka by
  • Visits: 587
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Premier League:Safafka Rasmiga Ee Kulanka West Ham United vs Chelsea

    Chelsea ayaa doonaysa in ay u jawaabto Liverpool oo shalay galab Anfeild ki xasuuqday Southampton si ay ugu soo laabato booskeeda hogaanka. Blues ayaa laga doonayaa in ay ku adkaato seddex gool iyo wixii kabadan shabaqeedana ay difaacato si ay hogaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa doonaysa in ay u jawaabto Liverpool oo shalay galab Anfeild ki xasuuqday Southampton si ay ugu soo laabato booskeeda hogaanka. Blues ayaa laga doonayaa in ay ku adkaato seddex gool iyo wixii kabadan shabaqeedana ay difaacato si ay hogaanka kali ugu noqoto.

Hadaba waa kan shaxda rasmiga ee labada kooxood iyo xidigahooda kaydka.

West Ham United XI: Fabianski, Balbuena, Zabaleta, Diop, Masuaku, Rice, Obiang, Noble, Yarmolenko, Anderson, Antonio.

KAYDKA: Adrian, Cresswell, Snodgrass, Sanchez, Ogbonna, Fredericks, Perez.

Chelsea XI: Arrizabalaga, Rudiger, Alonso, Luiz, Azpilicueta, Jorginho, Kante, Kovacic, Willian, Hazard, Giroud.

KAYDKA: Caballero, Fabregas, Barkley, Moses, Zappacosta, Cahill, Morata.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip