Douglas Costa oo uu soo gaaray dhaawac uu waqtid dheer garoomada kaga maqnaan doono

0
Friday September 21, 2018 - 23:13:27 in Wararka by
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Douglas Costa oo uu soo gaaray dhaawac uu waqtid dheer garoomada kaga maqnaan doono

    Juventus ayaa xaqiijisay in xidigooda garabka ka ciyaara ee Douglas Costa ay soo gaaree laba dhaawac kuwaas oo uu garoomada kaga maqnaan doono muddo bil ah. Dhaawaca ayaa sid dag dag ah ku noqday mid halis ah balse xaqiijinta ayaa saacadihii ugu d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Juventus ayaa xaqiijisay in xidigooda garabka ka ciyaara ee Douglas Costa ay soo gaaree laba dhaawac kuwaas oo uu garoomada kaga maqnaan doono muddo bil ah. Dhaawaca ayaa sid dag dag ah ku noqday mid halis ah balse xaqiijinta ayaa saacadihii ugu dambeeyay lagu xaqiijiyay Website-ka rasmiga ah ee kooxda. Douglas Costa ayaa laga dabiibayaa murgacasho anqawga ah si lamid ah dhaawac kasoo gaaray kubka lugtiisa midig. Xidigan heerka caalami ee reer Brazil kaas oo laga yaabo in uu garoomada ka maqnaado 4-kulan soo aaddan ee Serie A. Kadib markii uu kulankii ay kooxdisu la ciyaarta Sassoulo uu qaatay casaan too ah, isaga oo kukacay fal anshax daro ahaa kadib markii uu ku candhuufay xidig katirsan Sasoulo. Juve ayaana markale wajihi doonta niyad jab ku aaddan xidigaheeda ka maqnaan doona kulamada qaar iayada oo la xasuusto casaankii asbuucan loo taagay Cristiano Ronaldo kaas oo laga yaabo kulamo dhaw ah oo katismrsan Champions League.

Juventus ayaa xaqiijisay in xidigooda garabka ka ciyaara ee Douglas Costa ay soo gaaree laba dhaawac kuwaas oo uu garoomada kaga maqnaan doono muddo bil ah.

Dhaawaca ayaa sid dag dag ah ku noqday mid halis ah balse xaqiijinta ayaa saacadihii ugu dambeeyay lagu xaqiijiyay Website-ka rasmiga ah ee kooxda.

Douglas Costa ayaa laga dabiibayaa murgacasho anqawga ah si lamid ah dhaawac kasoo gaaray kubka lugtiisa midig.

Xidigan heerka caalami ee reer Brazil kaas oo laga yaabo in uu garoomada ka maqnaado 4-kulan soo aaddan ee Serie A.

Kadib markii uu kulankii ay kooxdisu la ciyaarta Sassoulo uu qaatay casaan too ah, isaga oo kukacay fal anshax daro ahaa kadib markii uu ku candhuufay xidig katirsan Sasoulo.

Juve ayaana markale wajihi doonta niyad jab ku aaddan xidigaheeda ka maqnaan doona kulamada qaar iayada oo la xasuusto casaankii asbuucan loo taagay Cristiano Ronaldo kaas oo laga yaabo kulamo dhaw ah oo katismrsan Champions League.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip