Gaalkacyo: Wariye Loo Geystay Dil Loo Adeegsaday Toorreey

0
Wednesday September 19, 2018 - 21:30:02 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaalkacyo: Wariye Loo Geystay Dil Loo Adeegsaday Toorreey

    Waxaa xalay Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka howlgeli jiray Idaacadda Codka Nabada oo ku taalla Magalada Gaalkacyo. Dhaawac ka soo agarey tooreey oo ay ku dhufteen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xalay Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka howlgeli jiray Idaacadda Codka Nabada oo ku taalla Magalada Gaalkacyo. Dhaawac ka soo agarey tooreey oo ay ku dhufteen kooxo dhalinyaro ah xilli uu ka soo baxay Shaqadiisa ayaa la sheegay inuu u geeriyooday Wariyaha.

 
Ilaa iyo.hadda lama oga sababata ka dambeysay dilka saxafigaas balse kooxihii dilka geystay ayaa Goobta ka baxsaday,waxaana warar kale oo soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in Wariyaha laga qaatay qalab uu watay,sidaComputer Labtob ah iyo Kaamiro.

Ururka Suxufiyiinta Gobolka Mudug ayaa uga tacsayadeeyey Ehelada iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Wariye Wariye C/risaaq Siciid Cismaan,waxana Madaxda Puntland ay ugu baaqeen inay cadaalada hor-keenaan dadkii ka dambeeyey dilkaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip