Bayern Munchen oo Tottenham ka soo qaadanaysa xidigan 70-ka Malyan lagu qiimeeyo

0
Tuesday September 18, 2018 - 23:53:04 in Wararka by
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayern Munchen oo Tottenham ka soo qaadanaysa xidigan 70-ka Malyan lagu qiimeeyo

    Sida ay sheegayaan wararkii u danbeeyay ee laga helayo gudaha Germany Bayern Munchen ayaa xiisa waali ah u qabta xidiga kooxda Spurs Heung-Min Son. Xidigan heerka caalami ee reer South Korea ayaa fure u ahaa kooxdiisa Totenham xilli ciyaaredkii la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegayaan wararkii u danbeeyay ee laga helayo gudaha Germany Bayern Munchen ayaa xiisa waali ah u qabta xidiga kooxda Spurs Heung-Min Son. Xidigan heerka caalami ee reer South Korea ayaa fure u ahaa kooxdiisa Totenham xilli ciyaaredkii lasoo dhaafay isaga ku lug yeeshay 29-gool kadib 53-kulan uu saftay dhammaan tartamada.

BOURNEMOUTH, ENGLAND - MARCH 11: Heung-Min Son of Tottenham Hotspur celebrates after scoring his sides second goal with Dele Alli of Tottenham Hotspur during the Premier League match between AFC Bournemouth and Tottenham Hotspur at Vitality Stadium on March 11, 2018 in Bournemouth, England. (Photo by Clive Rose/Getty Images)
Sida aya ku warramayso The Sun, Son ayaa waqtigan waxaa si aad ah u danaynaya Bayern, iyada oo kooxda Bundesliga ay doonayso in ay gacanto ku dhigto xidigii hore ee Liverkusen.

Bayern ayaa lagu soo warramayaa in ay ka walaacsantahay xidigaha ay da’du haraysay ee Franck Ribery iyo Arjen Robben, iyaga oo waqtiganna doonaya in Son u soo qaataan baddalka xidigahan.

Dhanka kale warsida garmalka laga aqrsto ee SPORT1 ayaa shaaca kaqadaay in kooxaha Arsenal, United iyo Liverpool ay dhamaamtood xiisaynayaan 25-jirkan.

Son ayaa heshiiskiisa waqtigan ee Spurs uu ku egyahay sannadda 2020, iyada oo aysan ku xusnaym wax lacag ah oo lagu burburin karo iyada oo la aaminsanyahay in uu qiimihiisu gaari karo 70-malyan oo Euro una dhiganta 63-malyan oo lacagta ganiga istarliinka ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip