Fiinaalka tartanka degmooyinka oo dib loo dhigay iyo kaalinta saddaxaad oo la ciyaari doono.
Masuuliyiintakulanka ku sugnaa ayaafalanqeyn ku sameeyaydhacdooyinki laga bartay tartamada hore iyo sidii sare loogu qaadi lahaafinaalka tartanka waxaana layska gartay inFiinalka tartankao ay ku ballansan yihiindegmooyinkaWaaberi iyo SHibis laga dhigo24-bisha oo ku beegan maalinta isniinta habeenka ay talaada soo galayso xilli habeen ahna la ciyaaro ,sidoo kale waxaakulanka lagu go’aamiyayindegmooyinka Hodon iyo Shangaani aygalabta Isniintaciyaaraan kulanka kaalinta saddaxaad.
GebogabadiiguddoomiyahaGobolka BanaadirAna duqa magaalada Muqdisho, Ing Cabdiraxmaan Cumar Cismaan( Yariisoow) iyo Wasiir ku xigeenkaWasaaradda dhallinyarada iyo IsboortigaAxmed Cumar Isloow oo kulanka ka hadlay ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in caasimaddaMuqdishola tartantocaasimadaha kale ee dunida sidoo kale Soomaaliyana la tartanodalalka caalamka sidaa awgeedaymuhiim tahay infiinaalka tartanka kubadda cagta degmooyinkadiyaar xooggan oo dhankasta loo galo caasimadana laga dareemo waxa uu ka dhigan yahay tartankaas.
Fiinaalka tartanka degmooyinka oo dib loo dhigay iyo kaalinta saddaxaad oo la ciyaari doono.
Waxaa maanta xarunta Gobolka Banaadir ka dhacay kulan lagu iclaaminayay xilliga uu qabsoomayo fiinaalaha tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2018. Kulanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa ma