Madaxweyne Trump oo sheegay in la yareynayo Qaxootiga Dalkiisa soo gala.

0
Tuesday September 18, 2018 - 21:00:03 in Wararka by
  • Visits: 257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Trump oo sheegay in la yareynayo Qaxootiga Dalkiisa soo gala.

    Maraykanka ayaa sheegay in uu dhimayo tirada qaxootiga ee uu dalkiisa u ogolaanayo sannadka dambe, isaga oo ka dhigaya 30,000 oo ah ku dhawaad meeshii ugu hoosaysay. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xaddiday tirada qaxootiga la qaabiliyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maraykanka ayaa sheegay in uu dhimayo tirada qaxootiga ee uu dalkiisa u ogolaanayo sannadka dambe, isaga oo ka dhigaya 30,000 oo ah ku dhawaad meeshii ugu hoosaysay. Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xaddiday tirada qaxootiga la qaabiliyo sannadka 2018 isaga oo qoondeeyay 45,000, sannadkii ka horreeyayna 50,000. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Mike Pompeo ayaa ku dhawaaqay "xaddidaadan cusub ee qaxootiga" wuxuuna intaas ku daray in Maraykanku uu borosees marin doono in kabadan 280,000 oo magangalyo doon ah sannadka 2019. Dhimitaanka qaxootiga ayaa ah midkii ugu hooseeyayn tan iyo bishii sagaalaad ee sannadkii 2011kii, markaas oo 27,131 oo qaxooti ah loo ogolaaday in ay Maraykanka galaan 2002dii.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip