Xildhibaan Afaraale oo Sheegay in Jidgooyooyin hor leh la soo dhigay Sh.Hoose
Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaare oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Booliska iyo Militariga Soomaaliya ay Jidgooyooyin hor leh soo dhigteen qeybo ka mid ah Gobalka Shabeelaha Hoose.
Sidoo kale Xildhibaanka ayaa sheegay in isbaarooyinka lagu dhibaateeyo Shacabka ku safraya wadooyinka Gobalka Shabeelaha Hoose, Isagoona Tilmaamay in dadka laga qaato Waxyaabaha ay wataan.
Xildhibaan Afaraale oo Sheegay in Jidgooyooyin hor leh la soo dhigay Sh.Hoose
Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaare oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Booliska iyo Militariga Soomaaliya ay Jidgooyooyin hor leh soo dhigteen qeybo ka mid ah Gobalka Shabeelaha Hoose. Sid