Wasiir Maareeye Oo Dar Dar Galiyay Howlaha Wasaaradda Ganacsiga

0
Monday September 17, 2018 - 20:47:48 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maareeye Oo Dar Dar Galiyay Howlaha Wasaaradda Ganacsiga

    Wasiirka Wasaaradda Ganaciga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mudadii 6-da Bilood ee uu xilka Wasaaraddaasi hayay xooga saaray xoojinta dhoofinta waxsoosaarka Soomaaliya,. Waxaana Wasaaraddiia ay horumarinay helista suu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Ganaciga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa mudadii 6-da Bilood ee uu xilka Wasaaraddaasi hayay xooga saaray xoojinta dhoofinta waxsoosaarka Soomaaliya,. Waxaana Wasaaraddiia ay horumarinay helista suuqyo cusub, kor u qaadista tayada iyo muuqaalka Badeecadaha la dhoofinayo, iyo siinta sharciyad iyo Shahaado la aqoonsan yahay "Made in Somalia" iyo wixii la mid ah si la isu dheelitiro dakhliga Ganacsiga (Trade Deficit) inagala dhexeeya Wadamada aynu la Ganacsano oo Soomaaliya khasaaro ku jirto. Tallaabooyinkaan ayaa kaalin Muhiim ah ka qaadanaya wax soo saarka dalka in la dar dar galiyo islamarkaana sare u kac uu sameeyo dhqaalaha dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip