Kubad abuuraha Liverpool oo sheegay sababtii uu isaga diiday naadiga Tottenham

0
Monday September 17, 2018 - 09:18:11 in Wararka by
  • Visits: 623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kubad abuuraha Liverpool oo sheegay sababtii uu isaga diiday naadiga Tottenham

    Georginio Wijnaldum ayaa sheegay unuu ku dhawaa ku biirista kooxda kubadda cagta ee Tottenham kahor inta uusan ku biirin Reds. Ciyaaryahankan Khadka Dhexe ka ciyaara ayaa kamid xiddigaha ugu muhiimsan ee kooxda Reds.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Georginio Wijnaldum ayaa sheegay unuu ku dhawaa ku biirista kooxda kubadda cagta ee Tottenham kahor inta uusan ku biirin Reds. Ciyaaryahankan Khadka Dhexe ka ciyaara ayaa kamid xiddigaha ugu muhiimsan ee kooxda Reds.

Wiilkan reer holland ayaa gool ka dhaliyay Naadiga Tottenham Hotspur Ciyaartii kooxda Reds guusha ay raacday.

Laacibkan ayaa la hadlay majalada Metro waxaana uu hadalkiisa ku bilaabay. ” markii aan ka tagay Newcastle Waxaan la kulmay naadiga Tottenham iyo macalinkooda Mauricio Pochetino.

” waxaan ahaa mid aad u xiiseenaya kooxdaasi inkastoo Kooxda Liverpool ay ila soo xariireen ugu dambeeyn waxaan qaatay go,aan waxaana la heshiiyay Reds.

” Tottenham waa koox ciyaartooy fiican iyo Macalin fiican heeysata laakiin waxaan doorbiday Reds.” Ayuu hadalkiisa kusoo afjaray Wijnuldum.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip