Sawirro:-Sarkaal Ka Tirsanaa Xafiiska Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Soomaaliland Xil U Magacaawday

0
Sunday September 16, 2018 - 20:38:10 in Wararka by
  • Visits: 346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Sarkaal Ka Tirsanaa Xafiiska Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Soomaaliland Xil U Magacaawday

    Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta Wakiilka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka waxa uu u Magacaabay Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sarkaalka ayaa waxaa lagu Magacaabaa Bashiir Good,waxaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta Wakiilka Soomaaliland u jooga dalka Mareykanka waxa uu u Magacaabay Sarkaal ka tirsanaa Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Sarkaalka ayaa waxaa lagu Magacaabaa Bashiir Good,waxaana Maanta uu la wareegay xilkaas oo uu horay u haayey Masuul kale oo lagu Magacaabo Rashid Garuf.

Magacaabistan Sarkaalka ka tirsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare kheyre ee loo Magacaabey Wakiilka Soomaaliland ee dalka Mareykanka weli wax war ah kama soo saarin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip