Sawirro:-Markab Sida Xoolo Farabadan Oo Maanta Ka Shiraacday Dekada Kismaayo
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa dekadda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka shiraacday Markab siday xoolo farabadan kuwaas oo loo dhoofinayo mid ka mid ah Wadamada Carabta.
Xoolaha Maanta laga dhoofiyey Dekadda Magalada Kismaayo ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 2000 Kun oo Neef,kuwaas oo isugu jira Ari iyo lo,isla markaana loo dhoofinayo dalka Cummaan.
Cabdi Casiis Aadan Bishaar oo ka midda Masuuliyiinta Maxjarka Magaalada Kismaayo ayaa Warbaahinta ka howlgasha deegaanada Jubbaland waxa uu u sheegay in maalmaha soo socdo sidoo kale xoolo kale loo dhoofin doono Wadamada Qatar, Sacuudiga iyo Masar.
Sawirro:-Markab Sida Xoolo Farabadan Oo Maanta Ka Shiraacday Dekada Kismaayo
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa dekadda Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ka shiraacday Markab siday xoolo farabadan kuwaas oo loo dhoofinayo mid ka mid ah Wadamada Carabta. Xoolaha Maanta laga dhoofiyey Dekadda Magalada Kisma