Faarax Macalin "Madaxda Maamul Goboleedyada Waa Agoontii Tigreega Waxaana U Dambeyn Doonto Sida Cabdi Iley"

0
Sunday September 16, 2018 - 20:10:49 in Wararka by
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faarax Macalin "Madaxda Maamul Goboleedyada Waa Agoontii Tigreega Waxaana U Dambeyn Doonto Sida Cabdi Iley"

    Siyaasiga faarax Macalin marna soo noqday hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya oo dhawaan sheegay inay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee dowladda Federa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga faarax Macalin marna soo noqday hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka dalka Kenya ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Madaxda Dowlad goboleedyada dalka Soomaaliya oo dhawaan sheegay inay hakiyeen xiriirkii wadashaqeyneyd ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Faarax Macalin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka waxa uu ku sheegay in Madaxda Dowlad Goboleedyada ay yihiin sida agoonta tigreega oo kale,isla markaana noqon doonaan sidii Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar. "Madaxda Maamul Goboleedyada waa agoontii Tigreyga waxaana u dambeyn doonto sida Cabdi Iley,ayuu yiri Siyaasiga faarax Macalin. AKHRISO

Sidoo kale wax auu sheegay in Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu bedelay taliyeyaashii xiriirka la lahaa Al-Shabaab ee TPLF(Tigreega) balse waxa hadda haray Agoontii tigreeda ee madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaalida,wuuna ugu baaqay inay dharkooda xirxirtaan ayna u dambeyn doono sidii Cabdi Iley oo kale.

 
 

Dr Abiye has replaced All the TPLF/ALSHABAAB allied commanders of the Ethiopian Amisom contingent. Al Shabaab's days are numbered. Next in line TPLF orphans to bolt are the so called Somalia Regional Presidents. Madobe,Gaas, Sakin etc start packing now or end up like Abdi Illey.

 
 

 

 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip