Libaax Saddex qof ku dhaawacay Jabuuti

0
Sunday September 16, 2018 - 20:05:50 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Libaax Saddex qof ku dhaawacay Jabuuti

    Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ka dib markii weerar uu kusoo qaaday Libaax kasoo fakaday xero ku taalla degmada Duuda ee dalka Jabuuti sidda ay sheegeen Mas'uuliyiinta degmadaasi. Libaaxaan ayaa ka baxsaday bee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen ka dib markii weerar uu kusoo qaaday Libaax kasoo fakaday xero ku taalla degmada Duuda ee dalka Jabuuti sidda ay sheegeen Mas'uuliyiinta degmadaasi. Libaaxaan ayaa ka baxsaday beer weyn loo dalxiis taggo, islamarkaana lagu xanaaneeyo xayawaanada.

Xildhibaan kasoo jeeda degaanka ayaa sheegay inay gurmad u fidiyeen shacabka uu weeraray Libaaxa ayna askarta dileen goosha.

Agaasimaha caafimaadka degmada Duuda ayaa sheegay in libaaxa uu dhaawaca u gaystay saddex qof isla markaasna xaaladdooda caafimaad ay wanaagsantahay.

Waxaa socda baaritannada ku aadan goosha sida ay ugu suuro gashay inay baxsato iyo waxyaabaha sababay dhibtaada intaasi le’eg ay gaarsiiso bulshada ku dhaqan degmadaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip