Golaha Wasiirada Galmudug Oo Amar La Dul-Dhigay (Wareegto)

0
Sunday September 16, 2018 - 20:01:19 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Galmudug Oo Amar La Dul-Dhigay (Wareegto)

    Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga yeeray inay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud xilli khilaafka Madaxda Galmudug uu sii xoogeysanayo. Warqad ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa looga yeeray inay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud xilli khilaafka Madaxda Galmudug uu sii xoogeysanayo. Warqad ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa lagu sheegay in wasiirada Galmudug ay si deg deg ah ku tagaan Magalada Cadaado. Waxaa kaloo qoraalka lagu sheegay in Wasiirkii qaadan waaya amarka Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ee tegi waayo cadaado lala xisaabtami doono.

 
Shalay ayaa waxaa Magalada Cadaado gaaray wasiirka Maaliyadda Galmudug iyo xubno kale halka Magaalada Dhuusamareeb ay ku sugan yihiin wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug.

Hoos ka Akhriso Warqada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip