Sagaal qof oo lagu toogtay Kompienga

0
Sunday September 16, 2018 - 19:56:27 in Wararka by
  • Visits: 273
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sagaal qof oo lagu toogtay Kompienga

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan weerar culus oo lagu qaaday dad Shacab ah oo ku sugnaa dalka Burkino Faco, kuwaasoo oo la sheegay in ay ahaayeen dad Shacab ah. Bayaan kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Kompienga ayaa lag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan weerar culus oo lagu qaaday dad Shacab ah oo ku sugnaa dalka Burkino Faco, kuwaasoo oo la sheegay in ay ahaayeen dad Shacab ah. Bayaan kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Kompienga ayaa lagu sheegay in mid kamid ah weeraradaasi lala bartilmaamedsay masjid ku yaalla tuulada Diabara.

Saraakiisha Ammaanka ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi uu ku dhintay imaamka masaajidka iyo afar qof oo kale, Hal qof oo kale ayaa sidoo kale u dhintay dhaawacii soo gaaray.

Waxaa weerarkaasi ku dhintay imaamka masaajidka iyo afar qof oo kale. Hal qof oo kale ayaa sidoo kale u dhintay dhaawacii soo gaaray.

Sanadihi ugu dambeeyay dalka Burkina Faso waxaa kusoo badanayay rabshadaha la xiriira argagixisada.

60 qof ayaa ku dhimatay weeraro saddex ah oo lagu qaaday caasimadda Ouagadougou labadii sano ee lasoo dhafay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip