Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ooXalay ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Muqdisho
Qarax gaari loo adeegsaday ayaa Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Tiyaatarka Qaranka.
Qaraxa ayaa la aaminsan yahay in uu ahaa mid lagu xiray gaari lagusheegay inuu yahay Hilux oo maraayay Koontaroolka Ciidanka koofi gaduuda ku leeyihiin Tiyaatarta Qaranka.
Hal qof oo la sheegay in uu waday gaariga Qarxay ayaa goobta ku dhintay, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay qof kale sida ay sheegeen goobjoogayaal.
Warar ay heshay warbaahinta ayaa waxa ay sheegayaan in gaariga qarxay uu lahaa xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo lagu Magacaabo Maxamed Mursal Maxamuud Booroow,islamarkaana uu dhaawac soo gaaray ,halka uu dhintay darawalkii gaariga waday.
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ooXalay ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Muqdisho
Qarax gaari loo adeegsaday ayaa Xalay ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Tiyaatarka Qaranka. Qaraxa ayaa la aaminsan yahay in uu ahaa mid lagu xiray gaari lagusheegay inuu yahay Hilux oo maraayay Koontaroolka Ciidanka koofi gaduuda