HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 15-KA SEPTEMBAR 2018-KA

0
Saturday September 15, 2018 - 08:27:27 in Wararka by
  • Visits: 700
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 15-KA SEPTEMBAR 2018-KA

    GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDY ADA OO SHURUUD KU XIRAY WADA HADALKA DOWLADDA FEDERAALKA (AKHRISO) Golaha Iskaashiga dowlad goboleedy ada ayaa war murtiyeed ka soo saaray ba aqii Madaxweyne Farmaajo ee uu mada xda GDIG isugu yeeray shir wadatas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDY ADA OO SHURUUD KU XIRAY WADA HADALKA DOWLADDA FEDERAALKA (AKHRISO) Golaha Iskaashiga dowlad goboleedy ada ayaa war murtiyeed ka soo saaray ba aqii Madaxweyne Farmaajo ee uu mada xda GDIG isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhaca 1718 nisha September, kaddib go'aankii dowlad gob oleedyada ku haki yeen wada shaqeyntii DF.

Maamul goboleedyada ayaa shuruud ku xiray wada xaajood ay galaan DFS, si lagu dhameeyo khilaafka, waxaana ay so o jeediyeen in la heli xaraf saddexaad oo door dhexdhexaadin iyo damaanad qaa de ka shaqada shir kasta arrimaha khilaaf ka DFS iyo Dowlad Goboleedyada looga hadlayo. Sidoo kale maamul goboleedya da ayaa soo jeediyay in sababo amni aw geed in la isla meel dhigo goobta uu shir ka ka dhacayo iyo amnigeeda.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA:

GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDYADA GIDG

WARMURTIYEED

Taariikh 14septembar 2018

Tam iyo intii ka danbeysay shirkii kismaa yo septw,bar 2018 ee Goluhu ka soo saar ay Warmurtiyeed dirada lagu saarayey xa aladaha siyaasada ,amniga iyo arrimaha bukshada ee dalku maraayo o hoos u dhac ba;an ku yimid,Goluhu wuxuu dowla da dhexe ka filayey in ay jawaab ku habo on tilmaamihii iyo talooyinkii uu warmurtiy eedku xanbaarsanaa ka bixin doonto. wa xaase nasiib darro ah in taas badalkeeda ay dowladu qaadeyso tilaabooyin is daba joog ah oo xalladaha uga sii dareya taas oo lagama maarmaan ka dhigeysa go'aa mo degdeg oo dalka lagu badbaadiyo la qaato. ilaa iyo hada jawaabta ka soo yeertay dowlada dhexe waa warqad ka timid madaxweynahaoo uu shir isugu yeerayo goalah amniga qaranka oo caadi ah sidii iyada oo aysan wax dhiba ah jirin.

haddaba qiimeyn iyo wada tashi dhe ero goluhu ka yeeshay arrimahan soo cu sboonaaday, madaxda dowlad goboleed yadu waxay isla qaateen qodoabadaan hoos ku qoran:

1.wuxuu soo dhaweynayaa in wada hadal iyo wada xaajood lagu dhameeyokhila afyada u dhaxeeya dowlada dhexe iyo Golaha Iskaashiga dowlad goboleedy adasi taasi ku suurto gasho na waa in do wladu joojiso faragelimaha qaawan ee jo gtada ahay ku wado arrimaha gudaha ee dowlad goboleedyada.

2.maadaama arrimaha taagan dhowr jeer oo hore looga hadlay gokaha amni ga qaranka, waxna aysan ka fulin ballam adii laga galay xaallintooda , in loo baa h an yahay daraf 3aad oo door dhedhexa ad iyo damaanad qaada ka ahaada shir kastaoo arrimahan looga hadlayo.

3. inta la isla mel dhigo ajandaha lana soo dhammeystiro si looga wada hadlo dhammaan qodobbada, tabashadu ka tag an tahay ee ku qoranwarmurtiyeedkii ksi maayo septembar 2018

4.sababo amni awgeedin la isla meel dhigo goobta shirku ka dhacayo , iyo sugi dda amnigeeda

5.goluhu wuxuu rajeynayaa in dowlad da dhexe garwaaqsan donto baahida de gdeg ah ee loo qabo in xal waara laga ga aro arrimaha la isku hayo si dadka iyo dal ka loo badbaadiyo.

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA MAXKAMADDA DEGMADA BAARDHEERE OO LA XIRAY

Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Baardheere ee gobolka Gedo Sheekh C/r axmaan Masirey oo la hadlay Shabelle ay aa sheegay in ay gacanta ku hayaan gud doomiye ku xigeenka Maxkamadda Baar dheere oo xalay dil dhaawac ka geystay gudaha degmadaasi.

Ugu horreyn taliyaha ayaa xusay in dhacdadaasi aysan aheyn mid kas ah, basle Rasaas ka fakatay guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda degmada Baar dheere ee waxyeelo ka soo gaartay dad Rayid ahaa, islamarkaana 1 Qof uu ku dhi ntay mid kalena uu ku dhaawacmay.

Waxa uu intaasi ku daray in xaaladdu haa tan ay dagan tahay, islamarkaana aysan wax xiisad ah ka jirin magaaladaasi.

MAQAAL: WADANI ISKA YEEL AYAA DADKA UGU DARAN….

Markuu buuxsamay tariinkii kasoo bax ayay faransiiska una socday ingriiska, si lama filaan ah waxaa is ag fariistay naag faransiis ah iyo nin ingriis ah, naagti cabsi iyo wal wal ayaa wajigeeda ka muuqday, ninkii ag fadhiyaa wuxuu ku yiri maxaad u wal walsantahay.

Naagti waxay ku jawaabtay lacag tob an kun oo dollar ayaan wataa lamana ogo la, ninkii wuxuu yiri noo kala qaybi cinwa ankagana isii guriga aad dagaysid hadii aan la i baarin qaybteyda waan kuu kee nayaa, meeshii ayay lacagtii ku kala qay bsadeen,

markii lasoo gaaray askarta ingriiska meeshi ay joogtay ninkii asagaaba u yee ray askartii wuxuuna ku yiri naagtaan lac ag badan oo an la ogoleen ayay wadataa qaybna anaa u haya inta kalena ayadaa hayso mana jecli wadankayga in la qiyaa no wadani ayaan ahay,

askarigii wuu baaray mise waaba run oo waa siduu ninka sheegay, lacagtii ay uu ka qaaday, kadibna ninkii ayuu u ma had celiyay wuxuuna yiri sidaasa lagaa ra baa wadaninimada hakugu waynaato,

Markii ingriiska la gaaray labo maalin ka dib ninkii wuxuu tagay naagtii gurigee da markaas ayay ku tiri maba xishoonays id indha adeegaga maxaa iga soo doon tay, ninkii intuu dhoola cadeeyay ayuu u dhiibay baqshad ay ku jirto shan iyo to ban kun oo dollar wuxuuna ku yiri waxaan waday boorso lacag 3malyan oo dollar ku jirto marka taas ayaan u baqay in la baaro ee raali ahow. Mararka qaar qofka ka ha dlaayo wadaninimada waxaa laga yaabaa inuu asaga tuug wayn yahay oo ku dhuu manayo.

Xigasho:C/hi SamaQaade Ah med Somali

MAALQABEEN SADAQO KU BIXINAYA LACAG DHAN 2 BILYAN OO DOLLAR

Madaxa shirkadda Amazon Jeff Bezos ayaa gargaar u bixinaya 2 bilyan oo doo lar oo uu ku caawinayo dadka guryo la’a anta iyo iskuullo. Ninka ugu taajirsan duni da ayaa tallaabadan qaaday isaga oo Twi tterka ku shaaciyay, wuxuuna sheegay in hay’addiisa samafalka ee mashruucan fulin doonto loo bixinayo Day One Fund.

Bezos ayaa la sheegay in uu haysto dha qaale ka badan 164 bilyan oo doolarka Maraykanka ah, wuxuuna horay ula kul may dhaleecayn ku saabsan in uusan waxbadan ka gaysanin arrimaha gargarka

Bernie Sanders oo ah Senater Mar aykan ah ayaa dhaliilay xaaladda ay ku shaqeeyaan shaqaalaha ka hawlgala ba khaarrada Amazon. Bezos ayaa dadka Twitterka isticmaala waydiiyay talo ku sa absan sidii uu u adeegsan lahaa hantid iisa gaarka ah, dhaqaalihiisa ayaana sare u kacay ka dib markii ay kor u keceen qii maha saamiyada Amazon isla markaasna la dhimay canshuurihii Maraykanka.

Khamiistii ayuu sheegay in hay’adda "Bezos Day One Fund” ay dhaqaale ku ka bi doonto hay’addaha aan ribix doonka ahayn ee haddaba caawiya qoysaska hoy la’aanta ah, islamarkaasna uu iskuullo u dhisi doono bulshooyinka uu soo galo dhaqaalaha yar.

MADAXWEYNAHA KENYA OO DIIDAY IN CAN SHUUR KORDHINTA DIB LOO DHIGO

maal qabeen sadaqo ku bixiyey 2 malay doollar Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyat ta ayaa diiday in uu sixiixo qorshe ay soo jeediyeen baar lamaanka, kaas oo labo sano dib u dhi gi lahaa in 16% canshuurta la gu kordhiyo shidaalka, arrintaas ayaana caro baaxad wayn dhalisay.Baarlama anka ayaa hadda dib u eegi doona soo je edintoodii hore, sida ku cad qoraal uu ku sixiixan yahay gudoomiyaha baarlamaan ka Kenya Justin Muturi oo ay aragtay wak aaladda wararka ee Reuters.

Canshuurta iibka ay ee shidaalka la dul dhgay ayaa la soo saaray bishan horraan teedii. Waa qayb ka mid ah dadaalka ay dawladdu ku doonayso in ay sare ugu qa addo dhaqaalaha ay ka hesho canshuur aha, si ay dhaqaalaha u kabto isla mark a asna ay ugu suuragasho inay dayn ka he

sho hay’adda lacagta adduunka ee IMF

GUDDOOMIYE BAASHE YUUSUF "WAAN LA DAGAALAMEYNAA DADKA ISTICMAALAYA DUKUMIINTIYADA BEEN ABUURKA AH”

Baashe.jpg Gud.Maxkamada Sare ee dalka Baa she Yuusuf Axmed ayaa sheegay in shir ay yeesheenGarsoorka dalka iyo Hay’ad aha kale ee Cadaalada ku lugta leh,sida Maxkamadaha dalka,Booliska Xeer ilaali nta,Wasaaradda Amniga iyo Ra’iisul Was aaraha. Waxa uu shee gay in kulamadaas la is ugu raacay sidii looga hortegi lahaa caqabada ha hortaagan in shacab ka soo maaliyeed ay he laan Garsoor,iyo sidii ay ku fuli lahaayeen Go’aanada ka soo baxa Maxkamadaha dalka.

Gud.Maxkamada Sare ee ayaa sheeg ay in la bilaabi doono qorsho lagula daga alami doono dadka isticmaalaya dukumii ntiyada dowladdu leedahay ee laga been abuuro. Hadalka guddoomiyaha Maxka mada Sare ee dalka ayaa ku soo aadaya xiili ay jirto cabasho qaar ka mid ah Shac baka Soomaaliyeed ay ka keenaan Gars oorka dalka,balse Gud.Maxkamada sare uu shegay in wax badan laga qaban dono

WARGEYS WARBIXIN KA QORAY WEERARKII CIIDAMADA DF KU QAADEEN GURIGA AADAN CADDE!!

Wargayska The Guardian ayaa qoray maqaal uu kaga hadlayo ciidamo Maray kan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay gur iga madaxweynihii ho re ee Soomaali ya, ”ayagoo ay dhici karto inay ku socdeen xog sirdoon oo khaldan”.

Wuxuu sheegay in ciidankii guriga jabi yey uu la socday ugu yaraan "hal qof oo ajnabi ah”. Mid ka mid ah saraakiisha sird oonka ee Soomaaliya, oo si toos ah wax uga ogaa hawlgalkan ayaa isna sheegay in "”xog sirdoon oo khaldan ay jirtay inta an la qaadin iyo intii uu socday weerarka lagu qaaday guriga madaxweynihii hore”.

Guriga-aadancaddeIlwareed ka tirsan xafiiska ra’iisul wasaar aha Soomaaliya ayaa wargayska u shee gay in "bartilmaameedka uusan ahayn gu riga madaxweynihii hore, Aadan cabdulle.

Kani wuxuu ahaa hawlgal ay qaade en ciidan gaar ah oo Soomaali ah, waxa ana la socday la taliyeyaashooda Ameer ikaanka ah. Xoogaggaas waxay daba so cdeen xubin ka tirsan koox argagixiso oo u cararay dhinaca guriga madaxweynihii hore, laakin ciidankaas waxay si khaldan u weerareen guriga oo qoyska ay ku nool yihiin” ayuu ilwareedkaas sheegay. Isla qofkaas wuxuu u sheegay warga yska in ra’iisul wasaare Khayre uu qoyska u sheegay in la baarayo arrinka, dhawaan na la sii deynayo 3 wiil oo dhallinyaro ah oo la kaxaystay,Gaashaanle Karl Weist oo ah afhayeenka taliska ciidanka Marayk anka ee Afrika ayaa u sheegay wargays ka The Guardian in ciidanka Ameerik aanka uu doorkoodu yahay "la talin iyo caawin”, ayna bahwadaag kula yihiin ciid anka Soomaalida sidii loo kala dhantaali lahaa oo loo wiiqi lahaa hawlgallada Al Al Shabaab ee "Wagaante” oo halkaa u dhow, oo uu ula jeeday deegaanka Waa gaade, habeennimadii 4 Siteembar 2018.

"Hawlgalka waxaa lagu bartilmaameed sanayey shabakadda qaraxyada ee Al Shabaab. Ciidanka Maraykanka kaalintoo da waa kaalmo kaliya” ayuu yiri.

Rag hubeysan ayaa cabbado ku furay dad isu soo baxay oo ku sugnaa waqooyi ga dalkaasi, kuwaas oo shaneemo u soc day, waxayna dileen ugu yaraan 11 qof halka ay dhaawaceen 2o kale, goobjoog ayaasha iyo ilaha isbitaalka ayaa sidaasi u sheegay BBC.

Weerarka ayaa waxaa Arbacadii go bolka waqooyigalbeed dalkaasi ku yaalla ee Zamfara ka fuliyay burcad laga shaki san yahay. Goobjoogayaal ayaa sheega ya in kuwa weerarka soo qaaday ay lug ku yimaadeen xaafadda Badarawa. Kadi bna waxay u jiheysteen hoolka xaafadda oo loo ayqaanno halka wax lagu daawa do, halkaas oo dadka deegaanku ay isu gu soo ururaan habeenkii si ay filin ama cayaaro ugu daawadaan.

MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG IYO GUDOOMIYAHII HORE OO GAARAY CADAADO!

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxwey ne ku xigeenka maamulka Galmudug ay aa shalay gaaray Magaalada Dhuusama reeb ee Caasimadda Galmudug. Wafdigg aan ayaa ka yimid Magaalada Caabudw aaq ee gobolka Galgaduud, waxaa soo dhaweyay qeybaha kala duwan ee Bul shadda kunool Magaalada Cadaado.

M/Cadaado ayaa sidoo kale shalay wax aa tagay Gudoomiyihii xilka laga qaaday Cali Gacal Casir.

Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhex ta agan Madaxda Galmudug ayaa xoogeys tay maalmihii lasoo dhaafay, waxaana ay saldhigyo ka kala dhigteen Magaalooyin ka Cadaado iyo Dhuusamareeb.

BANKIGA ADDUUNKA OO SHEEGAY INUU KOR DHAYO DHAQAALAHA SOOMAALIYA

the-world-bank Bankiga adduunka ayaa saadaaliy ay in dhaqaalaha Soomaal iya uu sanadk an ko rdhi doono 3 ilaa 4 boqolkii ba,wuxuuna daabacay qiime yntiisii 3aad ee ay ku sameeyeen dhaqaa laha Sooma aliya, ta asi oo muujineysa qo dobada ugu waa weyn ee tilmaamaya nuu dhacay horumar dhaqaale iyo in kale.

Warbixintan ayaa timid iyada oo san adkii hore Soomaaliya ay ku habsatay ab aar si weyn waxyeelo ugu geysatay xoola ha nool, gaar ahaan dhulka reer miyiga, waxaana bankiga adduunka uu sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkii ho re kordhay 2.3%, halka midkii kaas ka hor eeyay2016kii uu dhaqaalaha ahaa 4.4%.

Bankiga adduunka ayaa sheegay int aasi ay muujineyso sida ay abaartu u kee ntay dib u dhac dhinaca dhaqaalaha ah, waxaana dhaqaalaha Soomaaliya uu taa riikh ahaan ku tiirsana dhoofka xoolaha.

Wakiilka bankiga adduunka ee Soom aaliya ayaa yiri "Waa warbixin aan doon eyno inay soo baxdo Lixdii bilood ee kas ta, warbixin kasta waxa ay leedahay mo wduuc hoos loogu eego, warbixintan wax ay si gaar ah u eegeysaa lacagaha la is ku weedaarsado telefoonada, fariinta dha qalaha ee warbixintan ay dirreyso ayaa waxa ay tahay abaartii sanadkii hore dhac day inay hoos u dhac ku keentay dhaq aalaha”.

Warbixinta bankiga adduunka ayaa wa xa ay si weyn u amshalayy kobaca iyo doorka dhaqaalaha ee hananka lacagaha la isugu weedaarsado telefoonada hadii ay ahaan laheyd xawilaadaha iyo wax ka la iibsigaba. Waxaa bankiga adduunka uu sheegay in bishii uu sareeyo 155 Million is weedaarsi lacageed ama wax kala iib sasho la isugu gudbiyo telefoonada, taasi oo ku fadhida aduun dhan 2.7 Bilyan oo dollar bishii, wuxuu kaloo bankigu tilma amay in lacagaha telefoonada ay ka xoog bateen lacagaha waraaqda ah ama cad aanka ah ee ka jira Soomaaliya.

"Caqabado badan ayaa ka jira Soo maliya oo dhanka amniga iyo siyasadda la xiriira, waxa keliya ee si wanaagsan u shaqeeya waa dhaqaalaha ku saleysan shirkadaha gaarka ah, ganacsiga gaarka loo leeyahay wuxuu wax weyn ka qabtay dhaqaalaha Soomaaliya, kala wareejinta lacagaha ee dhinaca telefoonada Soom aaliya waa mid ka mid ah talaabooyinka u gu horumarsan dunida, waxayna taasi fu rsad u tahay kobaca dhaqaalaha”. Ayuu markale yiri wakiilka bankiga adduunka ee Soomaaliya.

Bankiga adduunka ayaa wuxuu shee gay waxyaabaha nugeylka u keenaya in ay ka mid yihiin cilad ka imaaneysa in qof ka wax iibsanaya aanu jirin hab difaacaya hadii uu muran dhaco ama in kan wax dir aya uusan aqoon dadka uu wax u dirayo iyo in bankiga Soomaaliya uusan wax la socod ah ku laheyn hanaankan, waxaana bankiga uu soo jeediyay intaasi ay u

baahan tahay sharci dejin,

G/ WASIIRRADA OO KA DOODAY SIYAASAD DA DAWLADDA EE HANTIDA QARANKA IYO SAXIIXYADA HESHIISYADA CAALAMIGA AH

Cabdi-Maxamuud-Cumar-1 (1) Golaha wasiirrada XFS ayaa shalay kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen siyaasadda dawladda ee ha ntida qaranka iyo hannaanka saxiixyada heshiisyada caalamiga ah. Shirka golaha wasiirrada ayaa ugu horayn looga dooday siyaasadda hantida qaranka, waxaana fa lanqayn dheer kadib la isku raacay in gu ddi qaran oo heer wasiirro ah loo saaro tir akoobka iyo diiwan gelinta hantida qar anka si ay warbixin dhamaytiran uga keen aan hantida ay dawladdu leedahay.

Golaha ayaa magacaabay guddi ay hoggaaminayaan garyaqaanka guud iyo wasiirka hawlaha guud, dib u dhiska iyo guryaynta si ay baaritaan ugu sameeyaan shuruucda dalku lahaa ee lagu maamulo hantida qaranka, kadibna ay golaha ugu soo gudbiyaan kulanka xiga, si xukuum maddu ay ugu salayso siyaasadeeda ku aaddan ilaalinta hanitada qaranka.

Kulanka golaha oo uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xassan Cali khayre ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyin dhaqa ale oo ka dhashay heshiisyo ay galeen da wladihii hore, waxaana dood dheer kadib golohu isku raacay in qorshaha lagu sax iixayo heshiisyada caalamiga ah ogaysi iyo garyaqaanka guud iyo ra’iisul wasaar aha si looga fogaado dhibaatooyin kale oo laga dhaxlo heshiisyo dawladdu ga sho. DHAMMAAD

AL SHABAAB OO SHEEGTAY CEELASHA BIYA HA INAY KU DILEEN SARKAAL KA TIRSANAA CIIDANKA DOWLADDA

Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay sheegteen weerar qorsheysan oo ka dha cay Dorraad gelinkii dambe degaanka Cee lasha Biyaha ee duleedka Muqdisho inay ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka dowladda. Shabaab war ay ku soo qor een baraha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay ku sheegteen weerarkaasi inay ku dileen sarkaal ka tirsanaa Millatar iga Soomaaliya, islamarkaana ay qaateen qori iyo bastoolad uu watay.

Duufaanta Dadka degaanka ayaa waxa ay she egeen in Ceelasha Biyaha lagu dilay sar kaal ku labisnaa dareeska ciidanka Milla tariga, kadibna ay baxsadeen ragii dilka geystay, kahor inta aysan halkaasi gaarin ciidanka dowladda. Ciidanka ammaanka ayaa shalay hawlgallo baaritaano ah ka wada goobta lagu dilay sarkaalka ka tirs anaa ciidanka dowladda, waxayna ku ra ad joogan dableyda weerarka geysatay.

AlShabaab ayaa maalmihii la soo dha afay waxa ay kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan duleedka iyo gudaha M/ Muqdisho ee ay la beegsanayaan ciidan ka dowladda

MADAXWEYNIHII HORE EE DDSI CABDI MA XAMUUD CUMAR OO MAXKAMAD LA SOO TAAGAY

Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shalay la so o ta agay maxkam ad ku taal M/Addis Ababa, isagoo ku eedeysan fal damb iye ed ka dhan ah bani’aadanimada intii uu hayay talada maamulka deegaan ka Soo maalida. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Maxkamadda lala soo taagay xubno ka ka tirsanaa maamulkiisa hore, waxaa na la bilaabay dhageysiga dacwada loo heysto

Kaaliyadda Maxkamadda ayaa la shee gay inuu su’aalo weydiiyay Cabdi Maxa muud Cumar iyo xubnaha la xiran waxya abaha ay ka cabanayaan oo ah haddii ay jiraan jirdil loo geystay.

Wararka ayaa sheegaya in Cabdi Ma xamuud Cumar uu dalbaday in loo haga ajiyo cunnada la siiyo, waxaa uu tilmaam ay in wax laga qabto in hanjabaad ay kala kulmaan ciidanka gacanta ku haya xabsi ga uu ku xiran yahay.

Xeer Ilaalinta Itoobiya ayaa 14 cisho dhe eraad ah siisay dacwad oogayaasha inay ku soo dhameystaan dacwada lagu soo oogay, si ay u soo dhameystiraan Kiiska Qabyada ah.

ENG YARIISOW "WAA INAAN U MIDOWNAA HORUMARKA DALKEENNA, SI LOOGA GUDBO CAQABADAHA HORYAALLA”

G.G.Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/ raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay munaasabad ay bul shada Gobolka Banaadir ku taageeraye en dadaallada Nab adoonnimo ee ba riga Afrika ka sam eeyey Madaxw ey naha Soo maaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ay aa ku baaqay in meel loo ga soo wadajee sto horumarka iyo dibudhiska dalka.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad aallada Madaxweynaha ee lagu adkeyn ayo nabadda iyo walaaltinimada bulshada ku wada nool bariga Afrika ay markhaati u tahay in Soomaaliya ay markale qaadatay doorkeedii dibuheshiisiineed, isla mar kaana ay tani marag u tahay fulinta balan qaadkii Dawladda.

"Waa inaan u midownaa Horumarka dalkeenna, si looga gudbo caqabadaha nagu gudban, waxaan boggaadinaynaa dadaalka nabaddoonnimo ee Madaxwey naheennu ku bixiyey xalinta khilaafaadkii bulshada ku nool Geeska Afrika, taas oo muhiim u ahayd nabadda ummadda ku nool Qaaradda”

Md.Yarisow ayaa tilmaamay iyadoo lag afaa’iideysanayo khaladaadkii hore u dhacay, dadka loo abuuro mustaqbal wa naagsan oo horumar iyo midnimo ku dhis an, gaar ahaan waqtigan oo ay Soomaal iya ka jirto rajo wanaagsan iyo isku duub ni bulsho.

Sidoo kale, waxaa munaasabadda ha dallo ka jeediyey Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye iyo qaar kamid ah bulshada Caasi madda oo muujiyey taageerada iyo isga rabtaagga dadaalladii Madaxweynaha ee nabadda looga gaaray khilaafkii u dhexe eyey qaar kamid ah dalalka walaalaha ah ee Bariga Afrika.

ABIY AXMED "CALANKA ITOOBIYA WAA LA BADDELI KARAA”

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo qaar ka mid ah warbaahinta dalka la hadlay ayaa wuxuu sheegay in calanka dartii aan loo baahneen iney rabshado iyo iska horima adyo dalka uga dhacaan. Bilihi la soo dha afay muwaadiniinta dalka Itoobiya waxay bannaan baxyada ay sameeynayeen u ad eegsanayeen calamo kala duwan oo isu gu jira kan dalka oo dhowr nooc ah.

Maalinti Dorraad ahaydna waxaa M/ Ad dis Ababa isku gacan qaaday taageeray aasha jabhadda oromada ee OLF iyo dhalinyara ka soo horjeedda. Taageeray aasha jabhadda oromada ee OLF oo isku dayay calanka dalka meela uu ku buufsa naa iney ku beddelaan calanka jabahad da OLF ay leedahay halkaasina iska hori maad uu ka dhashay.

Booliska dalka Itoobiyana waxay she egeen iney jiraan dhaawacyo rabshada haasi ay sababeen. Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wa daa iney jabhadda OLF in M/Addis Ababa si rasmi ah looga soo dha weeyo.

Dr Abi Axmed wuxuu sheegay calanku inuu yahay astaan uu dal ama xisbi siya asadeed uu u adeegsado in lagu aqoons ado, cid walbana waxay xaq u leedahay iney aragtida siyaasadeed ee ay aminsan tahay ay si xor ah u soo bandhigto, xorriy addaasina waxaa ka mid ah calanka.

"Mareykankaba calankiisa wuxuu cal ankiisu beddelay ilaa iyo 13 jeer marka Ito obiyana haddii ay muwaaddiniintu dalka raalli ka noqdaan waa la beddeli karaa, waa ineynu ka fikirnaa oo keli sidi dalka aan horumar u gaarsiin laheen noolasha dadkana aan wax uga beddeli laheen, ma aha inaan ku mashquulno waxyaabo aan dalka wax ku soo kordhineyn oo weliba burbur u horseedi kara”. Ayuu yiri Abiy Ahmed.

MICHAEL KEATING: SOOMAALIYA WAXAA LACAGO ISKU DHAAFSANAYA DOWLADDO

Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee QM u qaaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo xilku ka sii dhammaanayo ay aa ka hadlay mashkaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya, isaga oo she egay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida, loona baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan.

Mr.Keating ayaa sheegay inaysan ah ayn wax sahlan horumar la sameeyo iya doo AlShabaab iyo kooxaha kale isku dayayaan inay minjaxaabiyaan dadaalla da, balse waxa uu ugu baaqay inay So omaalidu isku tanaasulaan. Mar uu soo hadal qaaday siyaasadaha cakiran ee ma almihii ugu danbeeyay ka soo dhax cusb oonaaday maamul gobolleedyada iyo dowladda dhexe ayuu sheegay in arrima han oo dhan yihiin kuwo ka dhashay ma shkalado siyaasadeed oo ku hoos du ugan awooda iyo waliba sida loo kala qey bsanayo iyo dhinaca kale nidaamka fed eraalka oo ah mid cusub Soomaaliya.

‘ ’Xaaladahan soo cusboonaaday waa kuwo nasiib darro ah, waxaan rajeynayaa in ay si deg deg ah u xaliyaan hoggaami yayaasha Soomaalida dhibtaada jirta, wa xaana rajeynayaa in maamul gobolleedya du ku raacaan madaxweynaha Soomaal iya in ay kala qeybgalaan shirka uu ku baaqay ayuu yiri Micheal Keating.

Wuxuu sheegay in la soo gaaray waq tiggii hoggaamiyayaasha Soomaalidu ay qaadan lahaayeen mas’uuliyad wadare ed, oo ay ka shaqeeyaan degenaashaha wadankooda iyaga oo aan eegin faragalin xal doon ah oo uga timaada dalka dib ediisa. Keating ayaa markii ugu horeysay soo hadal qaaday kuna tilmaamay arin nasiib darro ah in ay jiraan dowladdo shi sheeye oo lacago isku dhaafsanaya siya asada Soomaaliya si awoodda loogu taa geero in ay qolo gaar ah ku guuleysato ama codka kalsoonida loogu qaado koox kale, isaga oo sheegay in arinkaasi yahay kan hor taagan hormarka Soomaaliya.

‘’Nasiib darro lacago badan ayaa leysku dhaafsadaa Sooomaaliya si codad ka doorashada loogu kala guuleysto, ama in la joojiyo ama la taageero mooshin cid ka dhan ah, arrintani waa mid aad u culus oo aan marnaba u adeegeynin in wadan ku hormaro’’ ayuu yiri Keating. Dowladda hadda jirta ayuu sheegay in ay la timid aja nde culus oo dib loogu habeynayo hann aanka dhaqaalaha dalka, arintaa oo ay dusha sare kala socto ayuu yiri hay’adda lacagta aduunka ee IMF.

‘’Tallaabooyinka ay dowladdu u qaad ay dhinaca hormarinta dhaqaalaha gud aha waxaa ka yimid natiijo fiican marka la eego isbadallada la sameeyay bilihii ugu danbeeyay ee la xiriira kobaca dakhliga gudaha ‘’ ayuu yiir Keating.

Hadalka Michael Keating ayaa ima naya xili uu jiro khilaaf weyn oo u dhaxe eya maamul gobolleedyada iyo waliba do wladda dhexe, dhinaca kalana uu dhawa anxilka wakiilka xoghayaha guud ee Q/M. ee Soomaaliya uu la wareegi doono er gay cusub oo loo soo magacaabay.

JUBBALAND OO AMMARRO DULDHIGTAY SHACABKA KU NOOL DEEGAANADA MAAM ULKAAS

Shir Jaar’id oo ay si wada jir ah u qab teen saraakiil ka tirsan Wasaaradda am niga ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo Maamulka Degmada Bardheere ee G/Gedo ayaa lagu sheegay in Dadka wa da shaqaynta la leh AlShabaab aysan ku noolaan doonin degaannada Jubbaland.

Cumar Ibraahim Aadan, Madaxa Maaliya dda ee Maamulka Degmada ayaa sheeg ay in ciidamada ammaanka ay Gacanta ku dhigeen Shan Qof oo ka mid ahaa La bo shabakadood oo AlShabaab u qaabb ilsanaa dhanka dilalka iyo qaraxyada.

Wasiiru Dowlaha amniga ee Dowlad G/Jub. Maxamed Cabdi Kaliil ayaa hoosta ka xarriiqay in wixii Shalay ka dambeeya aysan Odoyaasha degaanku shir u aadi karin goobaha ay joogaan AlShabaab, ci dii ammarkan ka dhega adeegtana aysan dib ugu soo laaba karin Magaalada Baar dheere. "Waxaan ku guuleysanayay in aan gacanta ku dhigno Labo shabakado od oo kala ah kuwa dilalka iyoqaraxyada maleega, waxa ay qirteen inay falalka loo heysto ay ka fuliyaan gudaha Baardhe ere, haatan waxaa la marsiin doonaa wa xa uu sharciga ka qabo” ayuu yiri Wasiirudowlaha Amniga.

AL SHABAAB HUBEYSAN OO LAGU ARKAY TUULOOYIN HOOSTAGA BUURAHA GALGALA

Wararka aan ka heleyno Puntland ay aa waxa ay sheegayaan in xoogag ka tirs an mintidiinta Ururka Al Shabaab lagu ar kay tuulooyin hoostaga buuraha Gal gala ee maamulkaais, halkaasi oo aysan horey u joogin. Dadka degaanka ayaa wa xa ay Dhacdo.com u xaqiijiyeen inay ark een da gaalamayaal hubeysan oo ka tir san Al Shabaab, islamarkaana ay dareem ayaan cabsi ku aadan in korkooda lagu dul dag aalamo.

Sarakiisha ciidanka maamulka Puntl and ayaa waxa ay sheegeen inay ka war hay aan xogtaasi, sidoo kalena ay ku tala jira an sidii arrintaasi si deg deg ah wax looga qaban lahaa. Waxaa heegan buuxa la geliyay ciidanka ammaanka ee ku kala sugan ma gaalooyinka Boosaaso iyo Qor sho, si ay uga hortagaan weeraro ay suur agal tahay inay geystaan Al Shaba ab.Kooxda yare ee Daacish iyo Ururka Al Shabaab ayaa ku dhuumaleysanaya me elo ka mid ah buuraha Galgala, halkaasi oo dhawr mar ay kula dagaalameen cii danka sida gaar ka ah u tababaran ee Puntland.

AQAL SARE OO SOO SAARAY LIISKA WAFUU DA LOO DIRAYO MAAMUL GOBOLEE DYADA (AKHRISO MAGACYADA)

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fede raalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saaray Liiska wafuuda u tagaya deegaanada m aamul goboleedyada xasilinta khilaafka dowlad goboleedyada iyo dowladda Fed eraalka. Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoo miyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdu llaahi ayaa lagu magacaabay min 10 xub nood oo ka tirsan Senatarada Aqalka sa re iyo labo howlwadeeno ah oo loo dirayo xarumaha maamul goboleedyada.

Liiska ugu horeeyay ayaa waxaa hogg aaminaya wafdiga loo dirayo dowlad gob oleedka Puntland ayaa waxaa hoggaamin aya Sen. C/raxmaan Faroole oo aan mud do soo xaadirin Kalfadhiyada Aqalka sar e, balse muddooyinkii u dambeeyay fadhi giisa ahaa Garowe.

Sidoo kale waxaa Wafdiga loo dir ayo Dowlad goboleedka Galmudug wax aa hoggaaminaya Sen. Cabdi Xasan Caw aale Qeybdiid, halka wafdiga loo dirayo Koofur Galbeed uu hoggaaminayo C/lla ahi Cabdi Garuun. Senator Axmed Xaashi Maxamiid ayaa hoggaamin doona wafd iga u ambabaxaya magaalada Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbaland, halka Wafdiga u ambabaxaya dowlad Gobole edka Hishabeelle uu hoggaamin doono Sen. Maxamed Xuseen Raage

Halkan hoose ka akhriso Liiska wafuuda loo dirayo Maamul goboleedyada:

QARAX XOOGGAN OO LAGU SOO XIRAY GAARI GACAN OO XALAY KA DHACAY M/MUQDISHO.

Waxaa Xalay markii ay saacadu ahayd 11:00PM M/Muqdosho laga maqlay Qa rax xooggan oo lagu soo xiray Gaari gac an. Qaraxaan ayaa la sheegay inuu ka dhacay agagaarka Shirkadda Xawaalad da ee Amal suuqa Bakaaraha ee Muq disho.

Wararka laga helaayo ayaa sheegaya in qaraxaasi uu sababay dhimasho iyo dhaawac dad fara badan, hase yeeshee ma jiro ilaa iyo hadda cid tirada dadka wax ku noqday Qaraxaasi xajiin karto .

Dhanka kale qaraxaasi ayaa si weyn looga maqlay Degmooyinka ay M/Muqd isho, iyadoo qaraxyada iyo dilalka maalm ahaan dambe ku soo badanayaan M/Muq disho, iyadoo dowladu mar walba sheegayso in adkaynayso ammaanka Dalka 

Xildhibaanada Galmudug oo sheegay inay xilka ka qaadeen guddoomiyaha 

baarlamaanka

Xildhibaano fadhigooda uu yahay M/Dhuusamareeb ee caasimadda Galmu dug ayaa waxa ay sheegeen inay xilka ka qaadeen guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir.

Xildhibaanada kulmay oo tiradooda lagu sheegay 147 xubnood ayaa waxa ay kul an ku yeesheen magaalada Dhuusamare eb, wuxuuna ajandahooda ahaa cod u qa adista mooshinka ay maalmo kahor saxii xeen 89 xildhibaan.

Xildhibaanada ayaa gudoomiye Cali Gacal Casir waxa ay ku eedeeyeen inuu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo, isla markaana uusan soo xaadirin kulamada baarlamaanka oo hawlo kale uu ku ma shquulay.Dood dheer kadib gaba gabada kulanka ayaa xildhibaanada waxa ay cod u qaadeen guddoomiye Cali Gacal, waxa ana in codka kalsoonida lagala laabto og olaatay 146 xildhibaan, halka hal mudane oo keliya uu ka aamusay.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee baa rlamanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo kulanka shir guddoominayay ayaa wu xuu sheegay cod u qaadista in sidaas ay ansax ku tahay, xilkana uu ku waayay Cali Gacal.

Xareed Cali Xareed oo soo xiray kul anka baarlamaanka ayaa xildhibaanada u sheegay in maalmaha soo socda ay soo dhisi doonaan guddiga doorashada gudo omiyaha cusub ee baarlamaanka Galmudug.

Dhinaca kale guddoomi cali casar ay aa sheegay in xilka aaney ka qaadi Karin dad la soo ururiyey oo gacanta taaga la yi ri isagoo walibana sheegay in tirade uu sheegay halkaa ku sugneyn aanay dham eyn wax xilka qaadi karta maadaama uu sheegay inuu yahay guddoomiyaha maa mulka galmudug

Arrintan ayaa u muuqata mid sii kiciney sa khilaafka u dhaxeeya madaxda maam ulka Galmudug, maadaama guddoomiya ha la sheegay in xilka laga qaaday uu ka soo horjeestay go’aanka xubnahan ku shi ray Dhuusamareeb.

Faahfaahint dheeri ah oo laga helaayo qarax xalay 

muqdisho ka dhacay

warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xalay ka dhacay meel ku dhaw xar unta isgoyska Bakaaraha iyadoo Gaari Gacan la hor dhigay shirkadda xwaalada ee ammal horteeda iyadoo aanu la ogeyn sababta loo dhigay shirkaddaasi

Dhinaca kale qaraxaasi xalay saqdhexe ka dhacay muqdisho ayaanan wax qasa aro ah uusan geysan sida la sheegay

dhanka kale maamulka Deg.howlwadaag nooma suurta gelin inaan ka helno aqb aar dheeri ah ka dib markii aan ku weyn ay dhanka qadka isgaarsiinta.

qaraxyada ayaa beryahaan ku soo ba datay magaalada muqdisho iyadoo dila lka ay bateen beryahaan

BOGGA CAYAARAHA

MANCHESTER UNITED OO QORSHEYNAYSA INAY LA SOO WAREEGTO LABA KA TIRSAN XIDDIGAHA ATLETICO MADRID

Waxaa dhowaan la isla dhex qaadayay in kooxda Manchester United ay xiiso xooggan u qabto difaaca Atletico Madrid ee Lucas Hernandez.

Lacag dhan €80m ayay Red Devils diyaar u tahay inay kala xaajooto dhiggeeda si ay kaga qaataan dambeedka bidix ee qaranka France.

Balse qorshaha United waa uu ka daray, maadaama ay u hanqal taagayaan saxiixa Saul Niguez.

Labadii maalmood ee aan kasoo gudubnay ayaa waxaa soo if baxay in kooxda Barcelona ay dooneyso saxiixa laacibka khadka dhexe ka ciyaara.

Majaladda Spain kasoo baxda ee OK Diaro ayaa ku warrantay in kooxda Jose Mourinho ay diyaar la tahay inay miiska saarto qandaraaski laacibkan qiimaha lagu jebin karo oo ah €150m.

Warka ay daabacday OK Diaro ayaa intaas ku daraya in kooxo kale oo badan ay doonayaan 23-jirkan kuwaas oo dhammaantood doonaya adeeggiisa.

Sidaas darteed, Manchester United waxa ay diyaar u tahay inay €230m ay ku jebiso heshiisyada Saul Niguez iyo Lucas Hernandez.

Walow Saul uu heshiis waqti dheer kula jiro kooxda ku ciyaarta garoonka Wanda Metropolitano kaasoo gaaraya illaa 2026.

XIDIGAN KATIRSAN BAYERN MUNCHEN OO RAJO GALIYAY MAN UNITED, SIDEE ?

James Rodriguez ayaa lagu soo warramayaa in uusan ku faraxsaneen sii joogista Bayern Munchen.

Warsidaha laga aqristo Germany ee Kicker ayaa baahiyay inxidigan heerka caalami ee reer Colombia uusan ku faraxsaneen Bayern, walow uu dadka hortooda kasheegay in uu ku faraxanyahay Munich.

Bayern ayaa 27-jirkan kala soo saxiixatay Real Madrid iyaga oo kusoo qaatay 2-sano ah inkasta oo ay heshiiskisa ay 42-million oo Euro mid joogta ah ay uga dhigi karaan xilli ciyaareedka soo aaddan.

Mar uu hadlayay bishii May James ayaa caddeeyay sida uu ugu faraxsanyahay Bavaria.

"Waan wanaagsanahay, waxa aan rajaynayaa in halkaan sii joogo, xaqiiqdi waxaan dareemayaa wanaag, horyaalka garmalku waa mid wanaagsan” ayuu u sheegay Sport.

Manchester United iyo Liverpool ayaa sidoo kale xagaagan lala xiriirinayay James, iayada oo El Gol Digital ay baahisay in uu ka xanaaqay kadib markii ay Madrid ay isku dayday in ay ku qasabto in uukubiiro Manchester United.

VIRGIL VAN DIJK OO KA WAR BIXIYAY SIRTA KA DAMBEYSA DIFAACA WANAAGSAN EE LIVERPOOL

Hal gool oo keliya ayaa laga dhaliyay illaa iyo hadda xilli ciyaareedkan Premier League-ga, taasoo ka dhigan difaaca Liverpool uu is beddel badan ku yimid.

Andrew Robertson, Virgil Van Dijk, Joseph Gomez iyo Trent Alexandre-Arnold ayaa si toos ah ugu soo wada billawday afartii ciyaarood ee ay kooxda Macallin Jurgen Klopp guule-ysatay.

Dad badan ayaa uu soo jiitay qaabka Reds ay jaanta isula heshay, si gaar ah, waaxda difaaca ayaa fiicnaansho badan ay ka muuqataa, halkaas oo markii hore ahayd cilladda ugu badan ee ay ka tabaneysay.

Hadda difaaca naadiga Mersyside-ka ee Virgil Van Dijk ayaa tilmaamay sababta difaacyada Liverpool ay u noqdeen kuwo isa saara masuuliyad aad u weyn.

Xiddiggii hore ee Southampton ayaa sheegay in xilalka Captain-ka ee ciyaartoyda u xiranyihiin qaramadooda ay keentay in ay dareemaan inay saarantahay cadaadis iyo masuuliyad xoog leh.

Van Dijk ayaa hadda ah Captain-ka qaranka Netherlands, Andrew Robertson ayaa isna loo magacaabay Captain-ka xulka Scotland, halka Joseph Gomez uu horay usoo noqday qaranka England ee ciyaartoyda da’doodu ka hooseyso 21-ka sano.

Liverpool ayaa toddobaadka soo aaddan la kulmi doonta kooxaha Tottenham iyo Paris Saint-Germain.

Maalinka Sabtiga(Berri) ayay u martineysaa Reds kooxda ka dhisan London ee Tottenham, halka 18-ka bishan Anfield kusoo dhoweyn doonto kooxda PSG kullankooda koowaad ee tartanka UEFA Champions League-ga.

MANCHESTER UNITED OO QORSHEYNAYSA INAY LA SOO WAREEGTO LABA KA TIRSAN XIDDIGAHA ATLETICO MADRID

Waxaa dhowaan la isla dhex qaadayay in kooxda Manchester United ay xiiso xooggan u qabto difaaca Atletico Madrid ee Lucas Hernandez.

Lacag dhan €80m ayay Red Devils diyaar u tahay inay kala xaajooto dhiggeeda si ay kaga qaataan dambeedka bidix ee qaranka France.

Balse qorshaha United waa uu ka daray, maadaama ay u hanqal taagayaan saxiixa Saul Niguez.

Labadii maalmood ee aan kasoo gudubnay ayaa waxaa soo if baxay in kooxda Barcelona ay dooneyso saxiixa laacibka khadka dhexe ka ciyaara.

Majaladda Spain kasoo baxda ee OK Diaro ayaa ku warrantay in kooxda Jose Mourinho ay diyaar la tahay inay miiska saarto qandaraaski laacibkan qiimaha lagu jebin karo oo ah €150m.

Warka ay daabacday OK Diaro ayaa intaas ku daraya in kooxo kale oo badan ay doonayaan 23-jirkan kuwaas oo dhammaantood doonaya adeeggiisa.

Sidaas darteed, Manchester United waxa ay diyaar u tahay inay €230m ay ku jebiso heshiisyada Saul Niguez iyo Lucas Hernandez.

Walow Saul uu heshiis waqti dheer kula jiro kooxda ku ciyaarta garoonka Wanda Metropolitano kaasoo gaaraya illaa 2026.

HODAN OO JARATAY TIKIDHKA SEMI FINAL KA DEGMOOYINKA

deg-780x405Hodan ayaa u soo gudubtay afar dhammaadka tartanka Degmooyinka Gobalka Benaadir kaddib markii ay 3-2 uga adkaatay Xamar Wayne.

Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-1 oo ay ku hogaamineyso Hodan.

Markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee dheesha Hodan ayaa la timid goolka saddexaad, halka ay Xamar Wayne heshay gool aan waxba u tarin maadaama looga adkaaday 3-2.

Waxaa Xusid mudan in Hodan sanadkii tagay ay isa soo taagtay Finalka tartankan inkastoo ay guul darro culus kala kulnatay Waaberi oo qudheeda iminka u soo gudubtay Semi Final ka Tartanka Degmooyinka ee Sanadkaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip