Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Degmada Baardheere Oo La Xiray
Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Baardheere ee gobolka Gedo Sheekh C/raxmaan Masirey oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Baardheere oo xalay dil dhaawac ka geystay gudaha degmadaasi.
Ugu horreyn taliyaha ayaa xusay in dhacdadaasi aysan aheyn mid kas ah, basle Rasaas ka fakatay guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda degmada Baardheere ee waxyeelo ka soo gaartay dad Rayid ahaa, islamarkaana 1 Qof uu ku dhintay mid kalena uu ku dhaawacmay.
Waxa uu intaasi ku daray in xaaladdu haatan ay dagan tahay, islamarkaana aysan wax xiisad ah ka jirin magaaladaasi.
XIGASHO:-RADIOSHAELLE.COM
Halkan hoose ka dhageyso Codka.
Audio Player
Guddoomiye Ku Xigeenka Maxkamadda Degmada Baardheere Oo La Xiray
Taliyaha Saldhiga Booliska degmada Baardheere ee gobolka Gedo Sheekh C/raxmaan Masirey oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Baardheere oo xalay dil dhaawac ka geystay gudaha degmadaasi. Ugu hor