"Hawlgalka waxaa lagu bartilmaameedsanayey shabakadda qaraxyada ee Al Shabaab. Ciidanka Maraykanka kaalintooda waa kaalmo kaliya” ayuu yiri.
Rag hubeysan ayaa cabbado ku furay dad isu soo baxay oo ku sugnaa waqooyiga dalkaasi, kuwaas oo shaneemo u socday, waxayna dileen ugu yaraan 11 qof halka ay dhaawaceen 2o kale, goobjoogayaasha iyo ilaha isbitaalka ayaa sidaasi u sheegay BBC.
Weerarka ayaa waxaa Arbacadii gobolka waqooyi-galbeed dalkaasi ku yaalla ee Zamfara ka fuliyay burcad laga shakisan yahay.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in kuwa weerarka soo qaaday ay lug ku yimaadeen xaafadda Badarawa. Kaddibna waxay u jiheysteen hoolka xaafadda oo loo ayqaanno halka wax lagu daawado, halkaas oo dadka deegaanku ay isugu soo ururaan habeenkii si ay filin ama cayaaro ugu daawadaan.

Wargeys Warbixin Ka Qoray Weerarkii Ciidamada DF Ku Qaadeen Guriga Aadan Cadde!!
Wargayska The Guardian ayaa qoray maqaal uu kaga hadlayo ciidamo Maraykan iyo Soomali isugu jiray oo u dhacay guriga madaxweynihii hore ee Soomaaliya, "ayagoo ay dhici karto inay ku socdeen xog sirdoon oo khaldan". Wuxuu sheegay in ciidank