Wararka ayaa sheegaya in Cabdi Maxamuud Cumar uu dalbaday in loo hagaajiyo cunnada la siiyo, waxaa uu tilmaamay in wax laga qabto in hanjabaad ay kala kulmaan ciidanka gacanta ku haya xabsiga uu ku xiran yahay.
Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo Maxkamad la soo taagay
Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Addis Ababa, isagoo ku eedeysan fal dambiyeed ka dhan ah bani'aadanimada intii uu hayay talada maamulka deegaanka Soomaalida.
Xeer Ilaalinta Itoobiya ayaa 14 cisho dheeraad ah siisay dacwad oogayaasha inay ku soo dhameystaan dacwada lagu soo oogay, si ay u soo dhameystiraan Kiiska Qabyada ah.
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Maxkamadda lala soo taagay xubno ka ka tirsanaa maamulkiisa hore, waxaana la bilaabay dhageysiga dacwada loo heysto
Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo Maxkamad la soo taagay
Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta la soo taagay maxkamad ku taal magaalada Addis Ababa, isagoo ku eedeysan fal dambiyeed ka dhan ah bani'aadanimada intii uu hayay talada maamulka deegaanka Soomaalida. Xeer Ilaalinta It