Maraykanka oo ku hanjabay in Cunaqabateyn la Saarayo Cidda Faragalisa Doorashada

0
Thursday September 13, 2018 - 12:26:18 in Wararka by
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka oo ku hanjabay in Cunaqabateyn la Saarayo Cidda Faragalisa Doorashada

    Dalka Maraykanka ayaa rajeynayna in hanjabaad uu dhawaan soo saaray taas oo digniin cunaqabateyn ah uu dirtay dadka, shirkadaha, iyo dalalka isku daya inay fara galiyaan doorashada Maraykanka ay ka horjoogsan doonto inay faraglintaas ku kacaan. Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Maraykanka ayaa rajeynayna in hanjabaad uu dhawaan soo saaray taas oo digniin cunaqabateyn ah uu dirtay dadka, shirkadaha, iyo dalalka isku daya inay fara galiyaan doorashada Maraykanka ay ka horjoogsan doonto inay faraglintaas ku kacaan. Madaxweyne Trump ayaa Arbacadii shalay saxeexay wareegto madaxweyne oo ogolaanaysa cunaqabateyn toos ah oo lagu beegsanayo hay'adaha iyo dadka loo arko inay doorashada Maraykanka faragashadeen, ama ha weeraraan kaabayaasha doorshada dalka ama ha adeegsadeen borobogaando ay wax ku jahwareerinayaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip