DHAGEYSO: Dadka ku safra wadada Muqdisho iyo Baydhabo oo ka cabanaya dhibaatooyin

0
Thursday September 13, 2018 - 12:23:10 in Wararka by
  • Visits: 268
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Dadka ku safra wadada Muqdisho iyo Baydhabo oo ka cabanaya dhibaatooyin

    -Darawalada ku safra wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxa ay xaqiijiyeen inay sii kordhayaan dhibaatooyinka ka jira wadadaasi ee loo geysanayo dadka shacabka ah ee ku safra wadooyinkaasi. Dadka rayidka ah ayaa waxa ay sheegeen inay la ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Darawalada ku safra wadada xiriirisa Muqdisho iyo Baydhabo ayaa waxa ay xaqiijiyeen inay sii kordhayaan dhibaatooyinka ka jira wadadaasi ee loo geysanayo dadka shacabka ah ee ku safra wadooyinkaasi. Dadka rayidka ah ayaa waxa ay sheegeen inay la kulmaan dhibatooyin kala duwan oo isugu jira jirdil iyo dhac, mararka qaar haweenka ku safra wadooyinkaasi ayaa waxa ay la kulmaan falalka la xiriira kufsiga.

Warbixinta warkan waxaa magaalada Baydhabo ka soo diray Wariyaha Risaala Siid Cali Muuse Maxamed (Ateera).
Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip