Dhinaca kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in madaxda shirka ay si aad ah ugu amaaneen Soomaaliya isbadalada ay ka gaareyn aArrimaha Dhaqaalaha iyo Siyaasada waxaa kale oo Somaliya lagu amaanay dadaalada at ka qaadaneyso xal ka gaarista tabashooyinka ka dhax jira wadamada Geeska Afrika.

Dowladda Soomaaliya ayaa kaalin muhiim ah ka qaadaneysa dadaallada ku qotama Nabadeynta, kor u qaadidda iskaashiga dhaqaale iyo Isdhexgalka bulsho ee dalalka Geeska Afrika.