amaahiirta Roma oo war farxad leh ka helay xaalada Diego Perotti

0
Wednesday September 12, 2018 - 11:35:13 in Wararka by
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    amaahiirta Roma oo war farxad leh ka helay xaalada Diego Perotti

    Jamaahiirta kooxda Roma ayaa helay war farxad kaasi oo yimid Ciyaaryahanka garbaha ka ciyaara ee Diego Perotti. Diego perotti ayaa maalmihii lasoo dhaafay yaalay isbitaalka caafimaadka ee naadiga Gillarosi isagoo dhaawac kaga maqnaa kooxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jamaahiirta kooxda Roma ayaa helay war farxad kaasi oo yimid Ciyaaryahanka garbaha ka ciyaara ee Diego Perotti. Diego perotti ayaa maalmihii lasoo dhaafay yaalay isbitaalka caafimaadka ee naadiga Gillarosi isagoo dhaawac kaga maqnaa kooxdiisa. Kahor kulanka ay wajahayaan Chievo Axada ayaa tababarkii galabta ay sameesay Clubka Roma waxaa Dhameestay Ciyaaryahan Diego Perotti.

Si lamid ah Florenzi, Mirante iyo Javier Pastore dhamaantooda waxeey u tababarteen si shaqsi ah waxaase macquul ah inay seegaan ciyaarta Chievo.

Waxaa la fahansan yahay in Macalin Eusebio Di Francesco uu weerarka kusoo Bilaabi doono Ciyaaryahanada kala ah Under, Dzeko iyo El Shaarawy kulanka axada ay ciyaarayaan halka De Rossi iyo N’Zonzi ay ciyaari doonaan qeybta dhexe ee garoonka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip