Valencia oo 40 Malyan PSG kaga soo qaadatay xidigan
Kooxda kubadda cagta Valencia ayaa lagu soo warramayaa in ay 40-malyan oo Euro kula soo saxiixatay Weeraryahankan Portugal Gonzalo Guedes kaas oo ay kala soo saxiixdeen kooxda kadhisan caasimadda France ee Paris Saint Germain.
Guedes ayaa xilli ciyaareedkii hore xilli ciyaareedkii hore amaah ah kusoo qaatay Valencia iyaga oo marka uu xagaagan dib ugu laabtay Ligue 1 si joogta ah ugu soo dhaqaajiyay La Liga inkasta oo uusan bandhigan wacan koobkii adduunka markaas oo uu xulkiisa Portugal kala qayb galay xulkiisa Portugal.
Kooxda ayaana websited-keeda rasmiga kubaahisay in ay si rasmi ah 40-malyan oo Euro ay guedes kaga soo qaateen PSG.