Daawo:-Xildhibaan C/Qaadir Cosoble"Madaxda Dowladda Waxay Qorsheynayaan Mudo Kororsi 2 Sano Ah Lagamana Yeelayo"

0
Monday August 27, 2018 - 09:28:37 in Wararka by
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Xildhibaan C/Qaadir Cosoble"Madaxda Dowladda Waxay Qorsheynayaan Mudo Kororsi 2 Sano Ah Lagamana Yeelayo"

    Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa madaxa dowladda Soomaaliya waxa uu ku eedeeyey inay doonayaan mudo kororsi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa madaxa dowladda Soomaaliya waxa uu ku eedeeyey inay doonayaan mudo kororsi.

Waxa uu sheegay in Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ka jira ay rajo weyn ka qabaan in dalka doorasho ka dhacdo markii madaxda hadda uuu waqtigoodu dhamaado.

Hayeeshee uu sheegay inay qorsheynayaan inay waqtiga koror sadaan.



ā€¯Waxaan ognahay in madaxda hadda uu qorshahoodu uu yahay in mudo 2 Sanno ah ay waqtigooda ku darsadaan laakin anaga kama yeeleyno ayuu sii raaciyey Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble.

Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowr mar waxa ay ku cel celiyeen in dalkan ay doorasho ka dhaceyso markii uu waqtiga xilheyntooda uu dhamaado balse Xildhibaanada qaar ay aaminsan yihiin in waqti kororsi uu imaan karo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip