Mid ka mid ah xiddigaha Real Madrid oo doonaya inuu dhaqaaqo January

0
Sunday August 26, 2018 - 20:33:54 in Wararka by
  • Visits: 546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid ka mid ah xiddigaha Real Madrid oo doonaya inuu dhaqaaqo January

    Laacibka kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa dhowaan ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu door weyn ka qaato kooxda. Kullamadii UEFA Super Cup iyo furitaanka La Liga ayuu Julen Lopetegui kursiga keydka dhigay garabka reer Spain, taasoo keentay in V

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laacibka kooxda Real Madrid ee Lucas Vazquez ayaa dhowaan ka dhawaajiyay inuu doonayo inuu door weyn ka qaato kooxda. Kullamadii UEFA Super Cup iyo furitaanka La Liga ayuu Julen Lopetegui kursiga keydka dhigay garabka reer Spain, taasoo keentay in Vazquez uu ka fikiro mustaqbalkiisa.

Majaladda Don Balon ayaa laga soo xigtay in 27 jirkan uu sugayo inuu dalabyo helo marka uu furmo suuqa kala iibsiga ee jiilaalka bisha January.

Laacibkan ayaa ka mid ahaa kooxdii Real Madrid ee sida xiriirka ah u qaadday tartanka Champions League-ga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip