Ilo deegaanka ah oo u warramay Shabelle ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqyo iska soo horjeeda laga dareemayo nawaaxiga M/ Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland.

Xaaladda ayaa haatan kacsan, iyadoona laga cabsi qabo in markale dagaallo ay ka dhacaan halkaasi.