Inta badan Mas'uuliyiintii maamulka DDSI oo Iscasilay

0
Saturday August 18, 2018 - 21:00:16 in Wararka by
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inta badan Mas'uuliyiintii maamulka DDSI oo Iscasilay

    Sidda ay xaqiijiyeen ilo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaa iscasilay inta badan Mas'uuliyiintii maamulka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidda ay xaqiijiyeen ilo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaa iscasilay inta badan Mas'uuliyiintii maamulka dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Wasiiro, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Rashiid Isaaq, Gudoomiyaha Golaha dhexe Khadar Ismaaciil ayaa la xaqiijiyay in ay si rasmi ah ugu dhawaaqeen in ay Iscasileen.

Mas’uuliyiintaan ayaa la sheegay in ay ka caroodeen falalkii ugu dambeeyay ee ka socday dowlad degaanka iyo Tilaabada uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Waxaa wali xal buuxa laga gaarin qalalaasaha ka taagan Magaalada Jigjiga iyo Magaalooyinka kale ee dowlad degaanka.

Horay waxaa isku casilay Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar, waxaana la doortay Axmed Cabdi Maxamed oo la sheegay in ay saaxiib dhow yihiin Cabdi Maxamuud Cumar.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip