HORDHAC: Chelsea v Arsenal – Blues Oo Dooneysa Inay Sii Wadato Guulaheeda

0
Saturday August 18, 2018 - 09:29:33 in Wararka by
  • Visits: 535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HORDHAC: Chelsea v Arsenal – Blues Oo Dooneysa Inay Sii Wadato Guulaheeda

    Kulanka ugu xiisaha badan Premier League toddobaadkan waxa uu dhexmari doonaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Labada kooxood ee ku xifaaltama London ayaa is arkaya kulankii labaad ee Premier League-ga ol'olahan 2018-19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ugu xiisaha badan Premier League toddobaadkan waxa uu dhexmari doonaa kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Labada kooxood ee ku xifaaltama London ayaa is arkaya kulankii labaad ee Premier League-ga ol'olahan 2018-19.

Iyaga oo mid walba uu hoggaaminayo tababare cusub, hadana waxaa Blues iyo Gunners ka go’an in ay guul ay garaan iyo natiijo fiican ku diraan farriin ol’olahan cusub ku saabsan

.

Maxaa Cusub?

Chelsea

-Cesc Fabregas iyo Van Ginkel waa dhaawac

-Wali ma cadda in Mateo Kovacic ciyaari doono iyo in kale

-Loftus-Cheek ayaa la filayaa in uu dhexda ka muuqdo bedelka Rose Barkley

-Edin Hazard waxaa la filayaa in uu sagaal faalso ah ugu soo bilowdo ciyaarta taas oo ka dhigan in Alvaro Morata kaydka u dhici doono

Arsenal

– Sead Kolasinac and Ainsley Maitland-Niles waa dhaawa

-Nacho Monreal shaki ayaa ku jira

-Stephan Lichtsteiner in uu ku soo bilowdo u badi

– Laurent Koscielny waa dhaawac

-Danny Welbeck waa la qiimeyn doonaa

– Lucas Torreira iyo Alexandre Lacazette waxa ay booska ka bedeli karaan Granit Xhaka iyo Henrikh Mkhitaryan

RAADRAAC

-Chelsea iyo Arsenal bar bar dhac ayey galeen 5 ka mid ah 6dii kulan ee ugu dambeeyey kulamada rasmiga ah

-Arsenal guuldarro kala kulmin 6dii kulan ee ugu dambeysay ee ay dhammaan tartamada Chelsea la dheesho




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip